HomeXog Caafimaad Oo Lama Filaan Noqotay: Cunista Milixda Badan Waxaa Laga Qaadaa...

Xog Caafimaad Oo Lama Filaan Noqotay: Cunista Milixda Badan Waxaa Laga Qaadaa Cudurka Macaanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Paris (Slpost)- Koox cilmibaadhayaal ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa cilmibaadhis ay sameeyeen ku ogaaday natiijo dadka badankooda kaga yaabisay oo sheegay in cunista milixda badani ay kaalin ka qaadato cudurka macaanka. Cilmibaadhayaasha daraasaddan sameeyey oo la hadlay majaladda Natiijadoodan faafisay ee Metapolsium oo ka faalloota arrimaha caafimaadka ayaa sheegay in natiijadan ay gaadheen ay ina siinayso digniin ah in ay jiraan wax yaabo cusub oo ay tahay in aynu ka feejignaano si aynu isaga ilaalinno macaanka. “Dhinaca cuntada marka aynu ka eegnana wawxaa ka mid ah in aynu iska yarayno milixda iyo sonkorta si aynu isaga ilaalinno macaanka noociisa labaad ee aadka dadka ugu dhaca” ayaa ay yidhaahdeen.

Milixda ayaa la aaminsan yahay in ay kaalin muhiim ah ka qaadato nuugitaanka uu jidhku nuugo sonkorta Gulukoosta ah. Ugu dambayntiina khubaradan oo tijaabooyin kala duwan sameeyey waxa ay xaqiijiyeen in milix badan oo cuntada lagu daraa ay si muuqata u kordhiso heerka sonkorta dhiigga, taas oo macnaheedu yahay in milixda badani ay qofka ku keeni karto macaanka noociisa labaad. Waxaa hore loo ogaa in ay milixdu khatar ku tahay guud ahaan caafimaadka, gaar ahaan dhiigkarka oo ay si weyn u kiciso.

Geeska

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories