Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Berbera Lacag Deeq Ah Oo Lagu Wareejiyay Hooyo Haysata Ubad Xanuusan

Berbera(Slpost)-Waxa magaalada Berbera la gaadhsiiyay tabrucaad hooyo la xanuunsanaysa afar caruur ah oo dhimirka wax ka qaba, waxaana hooyadan lagu wareejiyay deeq lacag ah...

Daawo:-Booliska iyo Maamulka Togdheer Oo Qabtay Sadex Nin Oo Burco Ku Dhextoogtay Nin Reer Buuhoodle Ah Isla Markaasna Baxsaday

Burco(Slpost)-Booliska iyo maamulka gobalka Togdheer ayaa daboolka ka qaaday inay gacanta ku soo dhigeen sadx nin iyo waliba mid taageeray oo maanta ku dilay...

Daawo Xildhibaanadii Gudida Dabagalka Oo Ku Waabariistay Indha Indhaynta Wasaarada Caafimaadka Oo Xaglatoosiyana Buuhoodle Kaga Caariday

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaanada gudida dabagalka ee golaha wakiilada ayaa maanta ku waabariistay wasaarada caafimaadka iyo cisbitalaka guud oo uu ka maqan yahay wasiir Xaglatoosiye. https://youtu.be/hAQ_UOf7ohk

Daawo:-Ergayga Cusub Ee Somaliya Dhawaan Loo Soo Magacaabay Ee Qaramada Midoobay Oo Somaliland Soo Gaadhay iyo Kulanka Uu Madaxweynaha La Qaatay

Hargeysa(Slpost)-Ergayga qaramada midoobay ay u soo magacawday Somaliya ayaa soo gaadhay Somaliland markii ugu horaysay, waxaanu kulan la qaatay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa https://youtu.be/qNVggIsejZk

DHIBAATOOYINKA HOR TAAGAN DHALINYARADA SOMALILAND

Somaliland Dhalinyarada ay Da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65% , ardeyda Iskuulada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose,...

FAA’IIDOOYINKS LIIN DHANAANTA IYO CUDURRADA AY DAAWAYSO,W/Q CABDI CAWIYE

Dhowaan buug uu u qoray in dhaqtar ah oo ugu magac daray ” The miracles of Lemon” oo macnaheedu yahay Mucjisooyinka Liima dhanaanka  ayaa...

GARASHADA DAACADNIMADA, CAQLIGOO SHAQEEYA IYO FIKIRKA TOLMOON WAXAY HORSEEDAAN HORUMAR BULSHEED

Alle (SWT) waxa uu ku abuuray arladan korkeeda Bina’aadam uu kaga soocay noolaha (Makhluuqaadka) kale caqli iyo fikirka, waxaannu u fududeeyey khayraad kala duwan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img