HomeMadaxweynahii Hore Ee Baakistaan Musharaf Oo Loo Ogolaaday Inuu Dalka Ka Bixi...

Madaxweynahii Hore Ee Baakistaan Musharaf Oo Loo Ogolaaday Inuu Dalka Ka Bixi Karo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dubai(SLpost)-Kaligii taliyihii hore ee dalka Pakistan, Pervez Musharaf, oo wajahaya eedeymo ay ka mid yihiin qiyaamo qaran, ayaa maanta ka baxay dalkaas, kadib markii xayiraadda laga qaaday.

 

Maxkamadda sare ee dalka Pakistan ayaa horraantii toddobaadkan ku amartay dowladda inay xayiraaddo ka qaado madaxweynihii hore.

Musharaf ayaa jimcaha maanta ah u duulay magaalada Dubai, waxaana la filayaa inuu iska soo daweeyo xanuun la sheegay inuu toban sano ka badan hayey.

Waxa uu ballan qaaday inuu dalka Pakistan dib ugu soo laaban doono, si uu wajaho dacwadaha ka dhanka ah.

Waxa uu wargeyska Dawn ee dalkaas kasoo baxay u sheegay inuu dalkiisa jecel yahay, islamarkaana uu kusoo laaban doono toddobaadyo ama bilo gudahood.

Hase yeeshee Hasan Askari oo siyaasadda fallanqeeya, ayaa wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP u sheegay in suurto-galnimada ah in Musharaf uu dalka kusoo laabto ay tahay mid aad u yar.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories