Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Samaystay Koox Fanaaniin Ah Oo Ka Caawiya Ollolaha
Hargeysa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Wadaani ayaa samaystay koox faniiniin ah oo ka caawiya ollolaha ay ugu jiraan inay la wareegaan hogaaminta dalka kadib marka...
Dalalka Yurub Oo ku Heshiiyay In Qaxoontiga Giriiga Lagu Celiyo Turkiga iyo Faaidada Uu Ku Badashay Turkigu
EU(Slpost)-Hogaamiyayaasha Midowga Yurub waxay isku raaceen inay aragti isku mid ah ka qaataan heshiiska Turkiga ee looga badalanayo dhaqaalaha, si loo dhimo qulqulka tahriibayaasha. Qorshaha...
Daawo:-Madaxweynaha iyo Weftigiisi oo la kulmay Hayadda Al Raxma International Charity Ee Dalka Kuwayt
Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ee dalka Kuwayt ku sugnaa ayaa la kulamay haayada dalkaas u qaabilsan mucaawinda, inkasta oo aan wax...
Daawo:-Gargaarka Abaaraha Oo Gaadhay Deegaanka Baligacas Ee Gobalka Maroodijeex
Hargeysa(Slpoat)-Wali waxa ka socda guud ahana SOmaliland gaar ahaan gobalada galbedka dalka samatabixinta dadkii abaaruhu ay saameeyeen, waxaana la gaadhsiiyay dadka deegaanka baligacas gargaar...
Daawo”Waanu ka xunaay inaanu kaliil idinku soo beegano”Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baligubadle
Baligubadle(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta gobalka Hawd ee Baligbadle waxaana halkaas ay ka jeediyeen isaga...
John Kerry oo xasuuq ku eedeeyay Daacish
Us(SLpost)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka, John Kerry ayaa ku eedeeyay kooxda dowladda Islaamiga ah in ay xasuuq kula kaceen kooxaha laga tiro badan...
Madaxweynaha Joonfur Afrika Oo Lagu Haysto Inuu Wasiirada Dawlada Qoyskiisu Soo Xulaan
Hargyesa(Slpost)-Madaxwaynaha Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa beeniyay in qoys la leeyahay awood xoog leh ayay ku leeyihiin in ay ku cadaadiyaan magacaabidda wasiirada. Mr Zuma...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

