Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Turkiga Oo Ka Cabaaday Qaraxyada Ku Habsaday Codsadayna Taageero Caalami Ah

Turkay(SLpost)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga waxa uu sheegay in dalkiisa uu filayo taageero kaga timaada dalalka EU iyo qeybaha kale ee caalamka oo lagula...

Daawo:-Wajigii Koowaad Ee Diiwaangalinta Gobalka Saaxil Oo La Soo Gunaanaday iyo Goobaha Ay Ka Sii Soconayso Oo La Shaaciyay

Berbera(Slpost)-Waxa la soo gunaaday wajigii koowaad ee diiwaangalinta gobalka Saaxil oo mudo bil ah la doonayo inay dadku is diiwaangaliyaan, waxaana haatan komishanku ku...

Daawo:-Dameer Khamari Lagu Soo Raray Oo Lagu Qabtay Banka Wajaale

Wajaale(Slpost)-Ciidamada madaxtooyada qayb ka degan banka Wajaale ayaa qabtay khamari lagu soo raray gaadhi dameero oo bankaas la marinaayay, waxaana lagu wareejiyay taliyaha ciidamada...

Daawo:-Xoghayaha Warfaafinta Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Dadkii Abaaruhu Barakiciyeen Booqday

Hargeysa(Slpost)-Dadkii abaaruhu ay saameeyeen ee isugu yimi deegaanada Qolujeed ayaa uu booqday xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan. https://youtu.be/5q5vNrNmf9c

MAALINTA WADAJIRKA IYO WAXQABADKA SOMALILAND OO MAANTA DHALINYARADII SOO ABAABULIJIRTAY AY U ASTEEYEEN BILICDA MAGAALOOYINKA

Hargeysa(Slpost)-Dhalinyarada Somaliland ayaa maanta u astaysay maalinta hagaajinta bilicda magaalooyinka, waxaana maanta inta badan ee gobalada dalka ka dhacay hawlgalo iyo waliba qalabka qashinka...

Daawo:-Afhayeenka Kulmiye Oo Ka Hadlay Socdaalkoodii iyo Waxyaabaha Ay Dadku U Soo Jeedinayeen

Hargyesa(Slpost)-Afhayeenk xisbiga Kulmiye Xasan Gaafaadhi ayaa ka hadlay socdaalkii dheeraa ee mudooyinkii ugu danbeeyay ay ku marayeen goobaha ay diiwaangalintu ka socoto ee dalk. https://youtu.be/ZIWNgqlZ0j8

Daawo:-Kalfadhigii 31 Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Furmay

Hargeysa(Slpost)-Waxa maanta furmay kalfadhigii golaha wakiilada SOmaliland ee 31 naad kaas oo ay fureen shirgudoonka golaah wakiilada oo isku dhan. https://youtu.be/2BC8_D4H0gU

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img