Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Musuq Shirgudoonka Wakiilada Ee Uu Hogaamiyo Lagu Eedeeyay

Hargyesa(Slost)-Gudoomiye Cirro ayaa cadho ku tilmaamay hadalkii ka soo yeedhay xildhibaan Obama oo ahaa gudoomiyihii gudida musqa ee golaah wakiilada. https://youtu.be/hDOHbJHVLuk

Daawo:-Xaalada Abaareed Ee Awdal oo Sii Xumaanaysa iyo Gudida Abaaraha Oo Sidii la Rabay Uga Jawaabin

Awdal(Slpost)-Xaalad Abaareed oo aad u adag ayaa haatan ka taagan gobalka Awdal, abaartan ayaa saamay aad uweyn ku yeelatay xoolaha iyo dadkii ku noolaaba,...

Wasiir Cadami Oo Sheegay In Guddigii Madaxweynuhu U Saaray Baadhisita Dilalka Saraakiishu Ay Warbixin Diyaariyeen

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa waxa uu ka waramay halka ay wax u marayaan Guddidii uu Madaxweynuhu u xilsaaray inay...

Xildhibaan Jarmal Ah Oo Sheekha Azhar Weydiiyey Sababta Islaamku Ninka Muslimka Ah Ugu Fasaxay Guurka Kiristanka Ah, Ninka Masiixiga Ahna Ugu Diiday Gabadha Muslimka...

Qaahira (SLpost)- Sheekha Al-Azhar Dr. Axmed Dayib ayaa mar uu salaasadii toddobaadii ina dhaafay ka hadlay xarunta baarlamanka dalka Jarmalka si aad u xiise...

Daawo:-TAHRIIBTA SOCDAALKI GEERIDA FILANWAAGA NOQTAY QISO DHABA

Hargeysa(SLpost)- halkan ka daawo barnaamij qiiro badan oo laga diyaaryay dadka nolasha adag u mara tahriibka iyo dhibaatooyinka xoogan https://youtu.be/UczNpTnkgvA

Daawo:-Wasiiradii Jabuuti Ka Joogay Somaliland Oo Si Liidata Uga Hadlay Dagaalkii Qaawanaa Ee Jabuuti Ku Soo Qaaday Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiiradii arimaha gudaha iyo kaluumaysiga ee Somaliland ka joogay Jabuuti ayaa si liidata uga hadlay dagaalkii qaawanaa ee Jabuuti ku soo qaaday ciidamada bada...

Xasan Al-Banna: Dheemankii Qarniga Q. 3aad

Waxa muuqata dhiska u doonayey inu udub dhexaad u yahay qof Muslin ahi, kaa oo badhi taageeraya sidii loo heli lahaa guri muslin. Guriga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img