Daawo:-Ardayda Dugsiyada Nuura Diin Oo Lacag Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha
Hargeysa(Slpost)-Ardayda dugsiyada Nuuradiin ayaa gudida abaaraha gaadhsiiyay dhaqaale ay u ururiyeen dadka abaaraha dalka ku dhuftay ku halakoobay. https://youtu.be/Puqm-Y8Ta2w
Daawo:-Reer Burco Oo Ku Wareejiyay Gabiilay Deeq Abaaraha Lagaga Taageeray
Gabiilay(Slpost)-Maamulka degmada Gabiilay ayaa la soo gaadhsiiyay deeq ka timi ganacsatada iyo shacbiga reer Burco oo lagaga taageerayay dadka abaaruhu ay ku dhaceen deegaanada...
Daawo:-Wasiirka Warfaafinta Cadaani Oo Ka Hadlay Khasnadii Tilifishanka Qaranka Oo La Jabsaday
Hargyesa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Cadaani ayaa sheegay in baadhitaan ay haatan bilaabeen booliska iyo sirdoonka dalku kadib markii xalay la jabsaday qasnada tilifishanka qaranka. https://youtu.be/Vvw-l1amZ8o
WAXA AAD TAHAY FALCELINTAADA
" Dhacdooyin maalmeedkaagu sida aad uga falceliso ayay natiijadooda ku siiyaan" Noloshu sideedaba waxay leedahay Jaran-jarooyin iyo Taagag, kor u kac iyo hoos u dhac,...
“MAXAAD KA TAQAAN DARAJADA DABAQADAHA MUWAADINNIINTA REER SOMALILAND” CABDINAASIR AXMED IBRAAHIM
Darbiyadii waaweynaa ee boqortoonyada dulmigu waxa ay bilaabeen in ay dildilaacaan. Waxa soo dhowaatay goortii ay isku-fadhiisan lahaayeen, ifafaaleheeduna uu muuqdaa, dadyowgii reer Somaliland...
Puntland Ayaa Sheegtay Inay Soo Afjartay Dagaalkii Suuj Ee Al-shabaab Kula Jireen
Suuj(Slpost)-Wararka ka imanaya deegaanadda Puntland ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday deegaanka Suuj la soo afjaray kadib markii ciidamada Puntland ay u suurtogashay inay...
Daawo:-Ceelbiyoodkii Magaalada Xiinglool Oo Dawadu Dib U Kicisay Xili Dadka Abaaro Darani Ay Hayaan
Xiingalool(Slpost)-Waxa ay dawladu kicisay ceelbiyoodkii magaaalda Xiingalool xili dadka deegaanku ay u baahan yihiin biyo, isla markaasana ay jiraan abaaro ku soo daba dheeraanaya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

