Daawo”Waxa la go’aansaday in diiwaangalintii la hakiyo awoodeenana aynu isugu geyno abaaraha iyo gargaarka degdega ah” Guddoomiye Saleebaan
Hargyesa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirkii ay galeen iyo go'aanada laga gaadhay, waxaanu xusay in dalku awooda saarayo arimaha abaarah. https://youtu.be/feEJRfT_sGs
Shir Deg Deg Oo Ah Oo Madaxtooyada Ay Ku yeesheen Matalayaasha Doorashooyinka Oo lagu Go’aamiyay In Diiwaangalintii Dib Loo Dhigo iyo Waddani oo Qaadacay
Hargyesa(Slpost)-Sadexda xisbi qaran komishanka doorashooyinka iyo qaar ka mid ah golayaasha qaranka ayaa kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen madaxtooyada ku go'aamiyay...

FAYSALOW SHARCIGA IYO SHUURDI AABAHA KA WAYN
Tan iyo markii la aasaasay hanaanka asxaabta siyaasadeed ee Somaliland bilowgii 2001, Xisbiga UCID waxa uu ka mid noqday sadaxda xisbi qaran ee u...
Duruusta Ku Duugan Siyaasadda Haweenayda La’ Loodin Waayey Ee Hoggaamisa Dalka Ugu Dhaqaalaha Badan Yurub
Berlin (Geeska)- Kow iyo Toban sano ka hor ayaa ay Angela Merkel ku guulaysatay doorashooyinkii dalka Jarmalka oo ka dhigay gabadhii ugu horreysay ee...
DAWADDA KHILAAFKA XISBIGA UCID
Sida laga wada war qabo khilaafka xisbiga ucid Shantii sanadood ee u danbeeyayba wuu so noqnoqonaayay kaas oo ay isku qabsadeen markii kobaad Faysal...
EELKII WEYNAA W
Waxay ahayd magac bixin igu cusub oo aanan hore u maqal , Waxaan saxibkay ku celiyey maxaad tidhi saxib ? Wuxuu igu jawaabay isagoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read