Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Biyo Dhaamin Wasaarada Biyahu Ka Samaysay Deegaanada Caynaba iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

Caynaba(Slpost)-Wasaarada biyaha ee Somaliland ayaa ka bilowday deegaanada Caynabo biyo dhaamin dadka reer guuraaga ah lagu gaahsiinayo biyaha oo haatan deegaanadaas ah waxa ugu...

Daawo:-Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Inay Taakulayn Ka Gaysanayso Abaaraha Somaliland Ku Dhuftay

Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday iay wakhtigan ka qaybqaadanayso abaaraha naafeeyay Somaliland ayna ka qayb qaadanayaan biya dhaaminta iyo gargaarka degdega ah. https://youtu.be/_q0bbzahpio

Daawo:-YURUB GEENYO 2016 HEES CUSUB (DEGDEG IIGU KAALAY)

Halkan ka daawo heesta ay ku luuqaynayso fanaanada Yurub Geenyo ee Degdeg iigu kaalay iyo xulka caawa ee shabaada Somalilandpost https://youtu.be/17V3e2yXUBU

Daawo:- Xabaal Qiiq iyo Gubasho Lagu Arkay Magaalada Hargyesa iyo Shacbiga Oo Ka Argagaxay

Hargyesa(Slpost)-Waxa lagu arkay magaalada Hargysa xabaal ku dhex taala xabaalo kale isla markaasna qiiq iyo olol bixisa xiliyada qaarkood arinta ayaa ku noqotay dadkii...

Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Bilaabay Quudinta iyo Biyo Siinta Dadka Abaaruhu Ay Nolashooda Burburiyeen

Awdal(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay gargaarka degdega ah ee la'la gaadhayay ddka abaaruhu ay naafeyen, waxaanu dadkaas gaadhsiiyay cunto bisil iyo...

Daawo:-Wasiirka Deegaaka Oo Baabiisay Seerayaal Sharcidaro ah oo Laga Sameeyay Deegaanka Tuulada Xaaxi

Xaaxi(Slpost)-Deegaanka Xaaxi ayay wasiirka deegaanka shukri xaaji Bandare ka burburisay seerayaal cusub oo laga bineeyay dhulkii daaaqa ahaa, waxaanay daboolka ka qaaday inay awooda...

Ku Dhawaad 3000 Oo Qof Ayaa Paris Lagu Baray Gargaarka Degdega Ah Kadib Weerardii Cabsida Ku Beeray Faransiiska

Ku dhawaad 3000 oo qof ayaa ka qayb gashay tababarro gargaarka deg-degga oo lacag la'aan ah oo ka dhacay magaalada Paris. Ujeedadu waxa ay ahayd...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img