HomeFAYSALOW SHARCIGA IYO SHUURDI AABAHA KA WAYN

FAYSALOW SHARCIGA IYO SHUURDI AABAHA KA WAYN

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blank

Tan iyo  markii la aasaasay hanaanka asxaabta siyaasadeed ee Somaliland bilowgii 2001,  Xisbiga UCID  waxa uu ka  mid noqday sadaxda xisbi qaran ee u tartama  mansabka ugu sareeya Somaliland, Xisbiga UCID Faysal  Cali Waraabe waxa uu ahaa gudoomiye iyo musharax laba teeram kuna guuldaraystay in uu noqodo xisbil xaakim xitaa ka galay labadii jeerba kaalinta sadaxaad, oo ay ugu wacnayd siyaasada  Gudoomiyaha Faysal oo noqotay mid aan ku qotomin adkaysi yo haladeeg hadaf kaasi ay dadwaynaha Somaliland  sabab ugu dhigeen in
uu yeelan waayay Xisbiga gaar ahaan Gudoomiyaha  mabaadii loogu soo hagaago,  iyada oo la ogaa in uu  maalina uu raaci jiray siyaasada  Xisbiga Kulmiye maalina uu raaci jiray siyaasdad Xisbiga UDUB.

Sida aynu la wada socono , kaadiriintii xisibga UCID  waxa ay soo jeediyeen sanadii 2011 in uu ka fadhiisto Gudoomiye Faysal  maadaama uu ku guuldaraystay laba jeer,  iyaga oo doonayay in ay xisbiga dib u habayn iyo rajo  soo geliyaan,  kadibna uu ganafka ku dhuftay  Faysal si uu wali u ahaado dhibaatada Xisbiga UCID iyo Somaliland.

Sida aynu ula socono, sanadii 2012 waxaa uu  Madaxwayne Axmed Siilanyo dabarka ka furay  in xisbiyada dib loogu tartamo,  taasi oo saaxadii ka saraatay Xisbiga UDUB, islamarkana ku abuurtay walwal Gudoomiye Faysal, waayo dhamaan kaadariinta xisbigii UCID waxa  ay ka huluuleen xisbiga UCID kadib markii laga furfuri kari wayay Faysal Cali Waraabe.

Sidii aad la wada socoteen, Gudoomiye Faysal waxaa uu hishiis cad la galay Jamaal Cali xuseen, hishiiskaasi waxaa uu ka koobnaa qodobo  muhiim ah oo ay mid tahay in xisbiga loo qaybiyo  laba qaybood , Hogaanka Xisbia iyo Musharaxiinta Xisbiga si loo badbaadiyo,  Xisbiga  aqoonayahnadii musharaxiinta in ay geliyeen xoogoodo  iyo muruqoodaba waxaa ka marqaati ah dhamaan dadwaynaha Somaliland gaar ahaan bahda saxaafada iyaga oo hayaa recordkii ay ka duubeen doorashadii 2012.

Hadaba, waxaa iyana marag madoonta ah in uu Faysal dabada hayay xisbigii ilaa intii uu helay liisanka xisbi qaran, issaga oo u jeedadiisu ahayd in uu mar kale ku qabsado  aqoonyahandada, hadaba hadii uu doonayay in uu tartamo faysal  waxa ay ahayd in aan la qaban shirkii golaha dhexe ee 28 .10 2012. Ama  uu tartanka halkaa ka galo, bal isaga ayaa ahaa  xubintii u codaysay Jamaal in uu noqodo musharaxa xisbiga.

Faysal cali waraabo  iska daayoo  xisbigiisa waxa uu hagaradaamo ku yahay Somaliland , bal u fiirso, waxaa uu ku hadlayo shalaydii u dambaysay waxa uu lahaa Somaliland madhaafsiisana Airportka . Q

oo uu gudoomiye Faysal ahaa ruuxii sababay guuladarada labada jeer, islamarkaana qurux iyo sharaf u mudnayd in  uu ka hadho xilka gudoomiynimada iyo musharaxa maadama uu carara laba jeer kuna guul daraysatay ayaa  horta u baahan in la qiimeeyo.

Hadii aan dulcoda u soo noqod  mowduuca, waxaa jirtay in xukuumada Axmed Siilanyo fasxaday in la furo asxaabta maadama laga f

– Qof walaalkii gaday meel shishaa, laga ganaaxaaye- Gacal uu xigaalkood hagraday, gocosho dayn waaye.

Hadaba, waxaa cad in uu iibsaday Faysal Xisbigii , islamarkaana uu ka iibiyay  Mujaahid Muuse Biixi iyo  Siilanyo , sidaas darted waxaa nala gudboon dhamaan taageerayaasha xisbiga in ay kacdoon samayaan oo ay gudo iyo debadaba lagaga mudaaharaado boobkaa cad iyo xadgub sharci uu ku tumanaya Xisbiga Ucid.

 

Mahada Allah iskaa leh

 

Hassan Ahmed

LLM ( Master of Law)  SOAS University of London

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories