Daneyste Iyo Dawarsade!
Sidaad ku taqaano dawarsaduhu waa qofka umadda kale waydiista iney wax taraan waliba iney cuno ka helaan, hu, siyaan amaba siyaaba kaleba gacan u...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ciidamada Hortooda Ka Cadeeyay In Gacan Bir Ah Lagu Qabanayo Askariga Sarkaalkiisa Toogta Kana Qaybgalay Xuska Aasaaska Qaranka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka qaybgalay xuska 22 guurada aasaaska ciidamada qaranka, waxaanu ciidamada u cadeeyay in gacan bir ah lagu qaban doono...
Daawo:-Sarkaal Alshabaab Ahaa oo Ka Qaybqaatay Barnaamij Lagaga Hadlaayo Dilalka Wariyayaasha iyo Siraha Uu Soo Faqay
Muqdisho(Slpost)-Barnaamijkan oo uu soo diyaariyay tilifishanka Somaliya ayaan wali baxin waxaana ka qaybqaadanaya sarkaal ka tirsanaa ururka Al-shabaab oo wax ka ogaa dilalka loo...
Daawo:-Gabiilay oo Lagu Qabtay Laguna Gubay Mukhaadaraadkii Xashiishada Ee Ugu Badnaa
Gabiilay(SLpost)-Xashiishad aad u tiro badan iyo khamari ayaa lagu gubay magaalada gabiilay kadib markii lagu qabtay istabaha magaaladaas oo ku furan xadka Itoobiya ee...
Musharaxa Cruz oo ku guuleystay codadkii Jamhuuriga Iowa iyo Donald Trump oo hoos u dhacay
Us(SLpost)-Musharaxa madaxtinimada Maraykanka Ted Cruz, ayaa ku guulaystay codadkii ugu horreeyay ee isreebreebka musharixiinta xisbiga Jamhuuriga ee lagu qabtay gobalka Iowa. Wuxuu helay 28% codadkii...
Dawladda Somaliya Oo Xayirtay Diyaaradaha U Kala Duula Hargeysa Iyo Muqdisho Iyo Sababta Oo Ay Sheegtay
Hargeysa(SLpost)-Dawladda Somaliya ayaa si rasmi ah u joojisay diyaaradaha ka taga Hargeysa, caasimadda Somaliland ee taga magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Warqad amar ah oo...
Daawo:-Cali Guray Oo Sheegay In Aan Laga Maarmin In Suuqa Madaw Ee Somaliland Lagu Iibiyo Basaboorka Somaliya
Hargeysa(Slpost)-Cali Guray ayaa sheegay in aan laga maarminin suuqyada madaw ee Somaliland laga helo baasaboorka Somaliya oo uu sheegay in wakhtigan aan laga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

