Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Iiraan oo Loo Fasaxay Boqol Bilyan Oo Doolar Oo Cunaqabtayntii La Saaray Ay Kaga Xanibtay Dalka Dibadiisa

Iiraan(SLpost)-Iran ayaa sheegtay in loo fasaxay inay hesho in ka badan boqol bilyan oo dollar, oo laga xayiray markii ay saarnayd cuna qabataynta Qaramada...

Daawo”Qoladiinii SNM-ta Ahaan Jirtay Madaxa Hoos Ha U Yara Dhigeen” Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay maalinta xuska ciidamada qaranka iyo muhiimada ay leedahay, waxaanu hadalo ku duray madaxweyne...

Barashaddii Khasaartay Qeybtii 2-aad

Miskiinka dhibkan baaxadda leh la deriskayahay,waa Ayaanle. Sidaynuhore usoo sheegnay waxa uu halkii sanno ee u danbeeyayba la baaxaadagayaa dareen-jacayl oouu u qaaday Inan...

Daawo:-Kalfadhigii Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Khilaaf Abuuray iyo Xildhibaan Dogax Oo Si Adag Uga Hadlay

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Dogax ayaa si adag uga hadlay kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha deegaanka Hargeysa oo uu ku sheegay mid aan shaqrci ahayn, isla markaasna...

Daawo:-Madaxweynii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Ka Hadlay Hubkadhigistii Dalka Ka Qabsoontay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii wakhtigii madaxweyne Cigaal ee hore Muj.Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa ka hadlay hubkadhista iyo aasaaskii ciidanka qaranka. https://youtu.be/p4d6kE1i7rI

Daawo Somaliya “Waxaanu leenahay wada shaqayn dhanka amaanka ah” taliyaha laanta socdaalka Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha laanta socdaalka ayaa ka hadlay warqadii dhawaan dawlada Somaliya ay sheegtay inay Somaliland kaga codsatay baasaboorka Somaliya. https://youtu.be/Lli5sC-Wl1A

Daawo:-Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Maalinta Aasaaska Ciidanka Qaranka

Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa ka soo muuqday maalinta qaran ee xuska ciidanka qaranka, waxaanu halkaas ka jeediyay khudbad isaga oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img