Daawo:-Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Ka Hadlay Duulimaadyada Muqdisho Ee Somaliya Ay Xanibtay Inay Hargeysa Yimaadaan
Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa ka hadlay duulimaadyada muqdisho ka imana jiray ee ay xanibtay dawlada Somaliya, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay...
Daawo:-Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sawirka Hasha Uu Waraabinayo Ee La Falanqeeyay
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiye Cabdiramxaan Cirro ayaa ka hadlay markii ugu horaysay sawirka aadka loo falan qeeyay ee la sheegay inuu ugu jawaabayay guddoomiyaha xisbiga tartanku ka...
Maansada Xorriyad-dood
****** ****** ******* Intaan geedo-xaadhkaba, Loo guran xamaamada, La gorfaynin xaajada, Aqoontaada xaadiri, U xiddigi abbaartoo, Xigmaddiyo daliilkiyo, Sii xulo caddeymaha. Xagga kale ee dooddana, Xogogaal u sii noqo. Xagjirnimadu waa ciil, Xanuun weeye halisee, Ka...
Daawo Sawiro Diyaarada Daalo Oo Ka Kacday Muqdisho Oo Waxyar Kaga Badbaaday inay Hawada Ku Burburto
Muqdisho(SLpost)-Diyaarad ay leedashay shirkadda Daallo Airlines oo ka kacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa deg deg usoo degtay, ayada oo warar kala duwan ay...
Ribada la Jiifiyaana Bannaan la Joojiyaana Bannaan
Maxamed Cabdi Daa’uud Soomaalidu waxay soo werisay wadaad laga hayay; ‘La Jiifiyaana Bannaan, La Joojiyaana Bannaan.’ Waana marka uu Wadaadku qaradlaha yahay ee aannu ka...
Somaliland iyo Maxkamadda Cadaaladda Aduunka (ICJ)
ABDIRASHED I. ABDIRAHMAN Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL, Dr Saad Ali Shire ayaa sheegay in ay Somaliland arrinta madax bannaanideeda u gudbin doonto Maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
Commercial Banks in Somaliland: A battle of ideas and interests. Part-I
The debate that has taken place in the House of Representatives in Hargeisa, in the second week of January concerning the attempt to block...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

