Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Wax-qabadka Maayar Soltelco Waa Mid Ay Taariikhdu Qori-doonto.

“Maayarka caasimadu waa shaqsi leh dulqaad dacadnimo uu ugu adeegayo‏ bulshadda soo dooratay” Hargeysa-Maayar caasimadda Hargeysa,Mudane C/Raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco markii uu la wareegay xilka...

Ciidamada Kiiniya Oo Ka Baxay Goobtii Labaad Ee Somaliya Kadib Markii Boqol Askari Ay Al-Shabaab Dhawaan Ka Dishay

Somaliya(SLpost)-Wararka saaka naga soo gaadhaya qeybo ka mid ah Gobolka Gedo ee dalka Somaliya ayaa ku waramaya un Ciidamada Kenya ay isaga baxeen degmo...

SICIR-BARARKA IYO MUSUQMAASUGU WAA AAFO QARAN

Jamhuuriyadda Somaliland ee ka tisqaaday Geeska Afrika waa Dawlad curdin ah oon weli aqoonsi ka helin Beesha Caalamka. HADDABA HADDII DAKHLIGA YAR EE DALKEENA KA...

Hub-Wareejintii Ciidankii Sancaani iyo Gobonimadii Beesha Arab W/Q: Cali Cabdi Coomay

2-dii bishii Feb ee sannadkii 1994-kii ayey si rasmi ah u bilaabmatey hub-ka-dhigistii maleeshiyaadkii daydayga ahaa ee garabyadii SNM. Hub-ka-dhigista waxa laga bilaabay Garoonka...

Qisada Inan Yar Oo Xiisad Diblumaasiyadeed Ka Dhex Qarxisay Dalalka Ruushka Iyo Jarmalka 

Berlin (SLpost)- Garsoorka dalka Jarmalka ayaa Jimcihii toddobaadkii dhowaa beeniyey sheegashada inan yar oo dhowaan ku dacwootay in lagu afduubay gudaha magaalada Berlin ee...

Qaramada Midoobey Oo Ka Digtay In Cudurka Zika Ka Dillaaci Karo Dhulka Soomaalida, Sababta Ay Sheegtay, Talooyinka Ay Bixisay Iyo Xog La Xidhiidha Caabuqan 

Qaahira (SLpost)- Haayadda caafimaadka adduunka WHO ayaa ku dhawaaqday xaalad dedeg ah, kadib markii ay caddaatay in caabuqa Zika lagu arkay illaa 24 dal...

Obama Oo Booqday Markii Ugu Horaysay Masjid Ku Yaala Dalkiisa Kuna Baaqay In Dulqaad Loo Muujiyo Muslimiinta Maraykanka

US(SLpost)-Madaxweyne Obama, ayaa ku baaqay in dulqaad loo muujiyo Muslimiinta Maraykanka.Isagoo ka hadlayay masjid ku yaal magaalada Baltimore, ayaa Mr Obama, waxa uu cambaareeyay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img