Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Arday Markii Ugu Horaysay Jaamacada Hargeysa Ka Qalin Jabiyay Daawaynta Indhaha

Hargeysa(SLpost)-Waxa jaamacada Hargeysa ka qalinjabiyay arday markii ugu horaysay bartay daawaynta indha , ardaydan oo tiradoodu ay dhamayd lix ayaa loo qabtay xaflad kooban...

Daawo:-Masuuliyiinta Kastamka Saylac Oo Rabshadii Dhacay Ka Hadlay Dhaliilayna Cid Aan La Garanayan

Saylac(SLpost)-Masuuliyiinta kastamka Saylac ee dhawaan rabshadii ay ka dhaceen dayir ay halkaas ku soo wareejinayaan ayaa ka hadlay sababta rabashadaa keentay oo ay ku...

“Cali Warancade waan ka dabategay warqadii oo sababta uu u qoray waxay ahayd hunguri,ka uu u dhimanayaana waa kaas” Cali Guray

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Cali Guray ayaa wasiirka arimaha gudaha ku dhaliilay hunguri isla marsaana waxa uu ugu...

Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Kuna Tilmaamay Meesha Laysku Haysto In Aanay Ahayn Tiyaatarka

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid, waxaanay sheegtay in aanay meesha laysku haystaa hayn tiyaatarka ee ay tahay...

“Cid kasta oo doonaysa in Garxajis ay isa sudho Garxajis gurigaas isku dili maayo…” Warka Tiyaatarka Oo Meel Xunmaraaya

Hargeysa(SLpost)-Muranka tiyaatarka Hargeysa ayaa gaadhay halkii ugu sareeyay kadib markii kulan ay yeesheen beesha ganacsade Cumar Caydiid. https://youtu.be/kO06_hNjJXQ

Guddoomiye Cirro Oo Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Ku Tilmaamay Mid Maalgashiga Somaliland Wiiqaya, Xukuumadana Ugu Baaqay Inay Dhakhso u Sii Dayso

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saldhiga ku booqday ganacsade Cumar Caydiid, waxaanu xukuumada ugu baaqay inay xoriyadiisa u soo...

Sifaha xadhig ee Ganacsade Cumar Caydiid ma beenin doontaa isbedeladii CADAALADA ee Gudoomiyaha Maxkamada Sare?

Ummad walba jiritaankeeda & horumarkeeda waxa saldhig u ah kuna xidhan yahay dhaqanka shuruucda iyo qawaaniinta ay dejistaan, taa la’aanteedna waxay ka dhigan tahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img