Halkan Ka Daawo Warbixin Qiimo Badan Oo Laga Diyaariyay Hubkadhigistii Beelaha Somaliland iyo Sida Wakhtigaas Dhulku Uu u Burbursanaa
Hargeysa(Slpost)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij qiimo badan oo laga dyaariyay hubkadhistii iyo nidaam yagleelidii Somaliland, iyo waxkhtigaas dhulku sida uu u ahaa kid...
Dawlada Ciraaq Oo Baqdin Ay Ka Qabto Daacish Magaalada Caasimada Ah Ee Baqdaad Ku Wareejinaysa Darbi
Ciraaq(SLpost)-Dowladda Ciraaq ayaa bilowday inay dhisto darbi ay ku soo wareejinayso magaalo madaxda Baqdad, si ay ammaanka u sugto. Ujeedada darbiga ayaa ah si...
Daawo:-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama Oo Maayarka Ku Eedeeyay Bakhtiga Eyda Ee Magaalada Daadsan
Boorama(Slpost)-Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa ku dhaliilay maayarka magaalada bakhtiga eyda oo daadsan magaaladaas kadib markii maayarku uu sumeeyay. https://youtu.be/WEVDWzKmceY
Daawo:-Saylac Oo Maalintii Labaad Mudaharaad Ka Dhacay Dayir Wasaarada Maaliyadu Ay Dhisanayso
Hargeysa(SLpost)-Magaalada Saylac ayaa mudaharaad xoogani uu maanta ka dhacay kadib markii dad wali ka gadoodsan dhul ay wasaarada maaliyadu dhisanaysay. https://youtu.be/0mBR9Ds_X7E
Duulimaadyadii Muqdisho Oo Baaqday iyo Amaniga Madaarka Aadan Cade Oo Khalkhal Galay Kadib Qaraxii Diyaarada Daalo Soo Gaadhay
Muqdisho(SLpost) Diyaaradihii Caalamiga ahaa ee Garoonka Aadan Cadde ee Magaalad Muqdisho imaan jiray ayaa intooda badan maanta baaqday, kaddib qarax shalay ka dhex dhacay...
ILLEYN KAMA DAWOOBOO CAASHAQU DAREEN IYO HAWL IGAMA DAAYEE
Doorashooyinka Somaliland ka dhaca oo Bulshada Caalamka loogu macneeyo kuwo xor iyo xalaal ah isla markaana u qabsooma si habsame ah oon dhibi ku...
Daawo:-Barnaamij Laga Diyaariyay Weerarkii Al-shabaab Ay Ku Qaaday Xeebta Liido Oo Sodoneeyo Qof Ay Ku Dhinteen
Muqdisho(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij qiiro badan oo laga diyaariyay dadkii xeebta liido ay ku laayeen kooxda Al-shabaab. https://youtu.be/dDhdVN4H5lc
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

