HomeAxmed Muumin Seed Guddoomiye Xigeenka Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka...

Axmed Muumin Seed Guddoomiye Xigeenka Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Gobalka Awdal

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Boorama-(SLpost)-Kullan balaadhan oo ay maanta iskugu yimaadeen Haweenka Beelweynta Muusafiin ayaa maanta ka qabsoontay Hotel Maana Guest ee Magaalada Boorama, Kullan oo ay soo agaasimeen Guddida Haweenweynaha Muusafiin ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Ee Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed.

12659623_1015665915172961_1742045847_n 12665703_1015664315173121_513094407_n

Munaasabadan ayaa ugu horeyn waxaa hadal dardaaran iyo guubaabo u badnaa u jeediyay haweenkan Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Waxa uuna si qoto dheer ugala hadlay in ay u diyaar galoobaan sidii ay u qaadan lahaayeen kaadhka codbixinta doorashada oo maalinta Sabtida ah ee Ay taariikhda bishani ku beegan tahay 13 ka bilaabmi doona Gobolka Awdal.

Gudoomiye Seed ayaa sidoo kale Sheegay in Qaadashada Kaadhkaasi Yahay kan is badalka keeni doona hadii sidiisa loo qaato kaa soo uu sheegay inay ku xidhan tahay Rajadii Xisbiga WADDANI Qaadashadiisu maadaama uu yahay kan lagu codaynayo.

Dhanka kale waxaa iyagna halkaas hadalo soo dhawayn iyo taageero u muujiyay Gudoomiyaha Iyo Xisbiga WADDANI Haweenweynihii ka soo qayb galay Munaasabadan oo ay isku jufo hoose isku yihiin Gudoomiye Seed waxa ayna u balan qaadeen in ay fariintaas muhiimka ah sideeda u qaadanayaan, waqtiga Doorashadana ay codkooga ugu hiilin doonaan Xisbiga Mustaqbalka Wanaagsan Leh Ee WADDANI.

Si kastaba ha ahaatee Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI Ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Boorama waxa uuna waday hawlo uu ku dardargalinayo u diyaar garowga iyo qaadashada Kaadhka Codbixiyaha bulshada Ku nool Gobolka Awdal.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories