HomeTunuusiya Ayaa Darbi iyo Kanaal Biyo Ah Iskaga Xidhaaya Xuduuda Liibiya Ay...

Tunuusiya Ayaa Darbi iyo Kanaal Biyo Ah Iskaga Xidhaaya Xuduuda Liibiya Ay La Leeyihiin Oo Dagaalyahano Ay Kaga Fataheen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Dowladda Tuunis ayaa sheegtay in ay dhimaystirtay qeybtii ugu horraysay ee ah 200km oo ay ku oodayso xadka ay la wadaagto Liibiya.

160206224843_tunisia_borders_640x360_epa_nocredit 160207083528_tunisia_libya_border_640x360_reuters_nocredit

Darbigan oo laga sameeyay jawaanno carra ah iyo kanaal biya mareen ah ayaa waxaa loogu talagalay in loogaga hortago argagixisada. Mashruucan ayaa lagu dhawaaqay xagaagii la soo dhaafay kaddib markii rag hubeysan oo la sheegay in ay ku soo tababarteen Liibiya ay 38 qof ku dileen meel xeeb ah. Wasiirka Gaashaandhiga ee Tuuniisiya, ayaa sheegay in wajiga labaad ee mashruuca uu ka mid noqon doono in la dhiso qalab milateri iyadoo gacan laga helayo Jarmalka iyo Mareykanka.

Ciidammada ammaanka ayaa sheegay in derbiga oo loogu talagalay in gawaarida aanay xadka ka soo tallaabin uuba mar hore gacan ka gaystay in la yareeyo howlaha tahriibinta.

In ka badan 3,000 oo Tuuniisiyiin ah ayaa waxa ay isaga tageen dalkaa si ay uga garab dagaalamaan kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamiga ah iyo maleeshiyaad kale oo ka jira Suuriya iyo Ciraaq.

Hasayeeshee Mr Horchani ayaa sheegay in qeyba badan oo ka mid ah ay tan iyo waagaa dib u soo laabteen si ay ugu biiraan kooxfa ka dhisan Liibiya.

Liibiya ayaa waxa ay ku jirtay xasilooni darro tan iyo 2011 markaa oo xilka laga tuuray hogaamiyihii hore Mucamar Qadaafi, haatanna dalka waxaa ka jira laba dowladood oo iska soo horjeeda.Kooxda IS ayaa sanadkii la soo dhaafay waxa ay la wareegtay gacan ku haynta magaalada Sirte ee uu ka soo jeeday Qadaafi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories