Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

SIYAASADDU MA AF INGIRIISI KU HADALBAA

O7 / 2 / 2016 Siyaasadu ma af ingiriisibaa Waa keene iyo kordhiye. KEENE. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey-diiyay Siyaasadu ma wax la bartaabaa mise kii...

Daawo:-“Waxa cadaatay in abaartaasi ay aafaysay dad hal milyan kor u dhaafaya oo utabaalaysan cuno la’aan iyo biyo la’aan” Saylici Oo Xaalad Adag Ku...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa ku dhawaaqay in xaalad adag ay Somaliland haatan ku jirto, aafooyinka abaaruhuna ay saameeyeen dad hal milyan kor...

Daawo:-“Kamaynaan quusan (Somaliya) ee waxaynu saluugsanahay sida ay arinta ugu hagarbaxayaan” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa wali saluugsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaanu sheegay in aanay wali ka quusan se ay...

Daawo:-Dadka Deegaanada Faraweyne Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyada Oo Wali Abaaro Darani Ay La Darisyihiin

Faraweyne(SLpost)-Deegaanada Faraweyne ayaa la gaadhsiiyay biyo kadib biyo la'aan iyo abaaro daba dheeraaday oo deegaanadaas waxyeeleeyay, waxaana gaadhsiiyay deegaanadan jamciyada Al-raxman iyo gudida wanaag...

Daawo:-Xus Lagu Maamuusayay Alle Hawnaxariistee Abwaan Suldaan Timacade Oo Gabiilay Lagu Qabtay

Gabilay(SLpost)-Xus lagu maamuusayay abwaan Suldaan Timacade oo ku caanbaxay qabyaalad nacayb iyo toosinta dawladnimadii Soomaalida ee taagta yarad ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gabilay,...

Daawo:-Sirdoonka Somaliya Oo Soo Bandhigay Muuqaal Labtopka Lagu Qarxiyay Diyaarada Daallo Oo Laysku Dhiibayo

Muqdisho(SLpost)-Sirdoonka Somaliya ayaa soo bandhigay muuqaalka laba qof oo Laptopka lagu qarxiyay diyaarada Daallo ugu dhiibaya ninka is qarxiyay luuq mid ah madaarka, waxaana...

Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Dhaliilo U Jeediyay Dadkii Doonayay Siidaynta Cumar Caydiid

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta xukuumada Siilaanyo Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ayaa eedaymo loo jeediyay madaxeyne Siilaanyo ka difaacay, waxaanu dhaliilo u soo jeediyay xubnahii kala duwanaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img