Duuliyihii Diyaaradda Daallo Oo Madaarka Muqdisho Ku Tilmaamay Mid Ammaankiisu Eber Yahay
Hargeysa(SLpost/AP)-Duuliyaha diyaaraddii Daallo ee bishaan horraanteedii qaraxu haleelay dhowr iyo toban daqiiqo kaddib markii ay ka duushay gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada...
Sababta Dadka Jabaan Ay Uga Cimri Dheer Yihiin Bulshada Dunida Kale Iyo Sirta Ku Jirta Firfircoonidooda
Tokyo (SLpost)- Warbixin toddobaadkii hore ku soo baxday wargeyska The Times ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa baadhay sababaha u suurtogeliyey dad da’doodu...
Dalal Afrikaan Ah Oo Loo Tababarayo Ciidamo Ka Ilaaliya Kooxaha Argagixisada Ah
Afrika(SLpost)-1700 oo askeri oo ka kala socda Afrika, Yurub, iyo Mareykanka ayaa ka qeybgalaya layli military oo ka bilowday dalka Senegal, taas oo qeyb...
Waabeeye Iyo Cali Mareexaan: Saaxiibo Ay Siyaasadu Kala Fogaysay Oo Maanta Kala Taagan Laba Daraf Oo Kala Fog
Hargeysa(SLpost)-Dabayaaqadii sannadkii 2005, markii la doortay golaha wakiilada Somaliland waxa ay wasiirka hawlaha guud Cali Maxamed Xasan "Cali Maareexaan" iyo xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf...
Daawo”Waxa ayaan daro ah in nimankii rasaasta nala dhacay ay mudaharaad ku horqabtaan saldhiga” Taliyaha Booliska Sheekh Oo Ka Hadlay Rabshado Magaaladaas Ka Taagan
Kheekh(Slpost)-Taliyaha ciidanka booliska degmada Sheekh ayaa cabsho ka muujiyay kooxo uu ku sheegay danbiilayaal oo hore booliska dhaawacyo u gaadhsiiyay kadib markii uu iska...
Daawo:-Sheekh Laga Waraystay Arimaha Jinka Dalka Ingiriiska iyo Waxyaabha Uu Soo Bandhigay
Uk(SLpost)-Waraysigan waxa laga qaaday Sheekh Abuukar Xamsa, waxaanu si faahfaahsan uga hadlayaa arimaha jinka iyo xidhiidhka ka dhaxeeya aadamaha https://youtu.be/wHQNAsiCYCQ
Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Oradyahanka MO Farah
Jabuuri(Slpost)-Madaxeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada ee dalkaas oradyahanka reer Somaliland ee Mo Farah https://youtu.be/_iKz1gW6byE
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

