Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Barnaamijka Baadisooc Oo Lagu Soo Bandhigaayo Halkudhigyo Magaalooyinka Soomaalida U Baxay

UK(SLpost)-Halkan waxaad ka daawan kartaa barnaamijka baadisooc ee HCTV uu ka sii daayo qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ku saabsan magaalooyinka Soomaalidu degto...

Daawo:-Wiil Labada Baabaco Aan Lahayn Oo Hadan Si Fiiwacan Wax U Barta

Hargyesa(Slpost)-Wiil labada gacmood ay ka maqanyihiin ayaa noqday mid aad da'aal badan ugu bixiya waxbrashada isla markaasna maraya fasalka sadexaad ee dugsiga sare oo...

Barwaaqada Xasan Sheekh Ee Doolarka Iyo Baahida Shacabka Dagaaladu Halakeeyeen Ee Somaliya

Us(SLpost)-Halkan ka daawo sawir gacmeed Amiin Caamir uu ka sameeyay barwaaqada uu dhexdabaalanayo Xasan Sheekh Maxamed iyo dhibaatada baahida ee uu ku sugan yahay...

Horu-socodka Somaliland Iyo Dibin Daabyooyinka Odayaasha Somaliland Laba Aan Iska Warhayn

Somaliland waa dal yar oo ku dhex yaala mandaqad xasaasiya oo ay hadheeyeen dagaalo, colaado, fakhri iyo gaajo, muddo dheer dadaal iyo samir badan...

Maxaa Iska Bedelay Bulshadii Magaalada Burco?

Ma ihi qoraa qoray maqaalo badan hadana dareenka igu kalifaya inaan maanta wax qoro waxaad moodaysaa inaan wax ka qorayo oo duug ka reebayo...

FARIIN CAAFIMAAD

Cudurada kalyo istaaga ama Kansarka ee ku dhaca xubanaha Bini aadamka Waxa aan ku sabababayn karanaa iyada oo cimilada dalkeenu aad u wanaagsan tahay sababo...

Dhagayso Maamulka Shirkada Daallo Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Ku Yeelanaayo Qaraxii Diyaaradooda iyo Ninka Is Qarxiyay oo Ku Qornaa Diyaarada Turkiga

Muqdisho(SLpost)-Shirkdadda diyaaradaha ee Daalo ayaa sheegtay in qaraxii toddobaakdii hore uusan wax saamayn ah muddada fog ku yeelan doonin hawlahooda duulimaadyada ee magaalada Muqdishu.  Shirkaddu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img