HomeDalal Afrikaan Ah Oo Loo Tababarayo Ciidamo Ka Ilaaliya Kooxaha Argagixisada Ah

Dalal Afrikaan Ah Oo Loo Tababarayo Ciidamo Ka Ilaaliya Kooxaha Argagixisada Ah

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Afrika(SLpost)-1700 oo askeri oo ka kala socda Afrika, Yurub, iyo Mareykanka ayaa ka qeybgalaya layli military oo ka bilowday dalka Senegal, taas oo qeyb ka ah dadaalka lagu kordhinayo wada shaqeynta ka gudbidda xuduudaha ee lagula dagaallamayo kooxaha loogu yeeray argagixisada.

Waxaa jiray weeraro kooxahaasi ay dhowaanahan ka fuliyeen dalalka Mali iyo Burkina Faso, halka dhibaatada Nigeria ay weli halis wayn ku tahay gobolka galbeedka Afrika.

Waxaa sare u kacaya awoodda iyo tayada ciidamada dhexdooda, sidaasi waxaa sheegay sarkaal sare oo ciidamada Mareykanka ka mid ah oo goobta layliga. Waxay isla adeegsanayaan farsamada, qalabka iyo hanaanka sidoo kale fikrad mideysan.

Aragtida tababarka maanta bilowday oo seddax isbuuc qaadan doona, waxa ay tahay sidii loo heli lahaa ciidamo qaran oo si wada jir ah uga shaqeynkara ka hortagidda waxa loogu yeeray argagixisada.

Aragtida saxda ah ee kooxaha Islaamiyiinta ee galbeedka Afrika waxa ay si dhab ah u soo baxday bishii lasoo dhaafay, markii koox ay weerar ku qaaday hotel ku yaalla dalka Burkina Faso ayna ku dileen 30 qof.

Tani iyo markaa, dalalka aan la bartilmaameedsan, laakiin halista kujira sida Senegal iyo Ivory Coast waxa ay xoojiyeen amnigooda.

Dalka Senegal, roondada ayaa la kordhiyay, ciidamo boolis ah ayaana ilaaliya Hotellada iyo suuqdada laga dukaameysto ee dadka ajaaniibta ah ay ku badan yihiin.

Ugu yaraan 10 qof oo looga shakisan yahay inay qeyb ka yihiin shabakad argagixiso ayaa dalka Senegal lagu xiray seddaxdii bile e lasoo dhaafay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories