Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Madaxweynaha Boobay Talada Masar Oo Dhulka Dhigtay Rooga Cas ee Soo Dhawaynta Ah oo 4000-m Gaadhaya

Masar(Slpost()-madaxweynaha boobay tlada dalka masar Siisi ayaa dhigtay rooga soodhawaynta ee 4000 m ah si uu naftiisa ugu raali galiyo, madaxweynahaas ayaa inta badan...

Daawo:-Sarkaal Maraykan Ah oo Isaga Oo Khudbad Raba Inuu Jeediyo Ku Dulsuuxay Miiska

Us(Slpost)-Halkan ka daawo sarkaal maraykan ah oo isaga oo loo diyaarinayo inuu khudbad jeediyo mar kaliyaata suuxay, iyo ruuxii dumar ahaa ee soo dhawaynaysay...

Daawo”Dalka ilaa markii Siilaanyo la doortay wax ka dhaca mooyaane wax u soo kordha maan arkin..”Muj.Xasan Guure

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa dhaliilo horleh u jeediyay madaxweyne Siilanayo, waxaana su'aalo badan laga waydiiyay xaalada dalka iyo arimo kale. https://youtu.be/lHpX2W1RAoY

SUNTA QABYAALADA IYO SAAMAYNTA AY KULEEDAHAY SIYAASADA SOMALILAND

Qabayaaladu waa shay fooxun oo ay shareecada islaamku meel adag isaka taagtay kunatilmaantay bakhti uraya oo aan loo dhawaan karint qofka adeegsadaana uu yahay...

XISBIGII XALAAL ISKU DOORTA AYAA XORNIMO LOOGU CODAYN DOONA

Xisbiga dhab ahaan u dhaxeeya bulshda waxa lagu gartaa sida gudihiisu yahay ee markay mushraxnimo noqoto kala saara tartamayaashisa iyadon loo kala eegin hebelbaa...

Kuuriyada Waqooyi Oo Cunaqabtay Cusub Maraykanku Saaray Xili Dhaqaalaheeduba Uu Iska Liito

Hargeysa(SLpost)-Maalin uun ka dib markii sirdoonka Mareykanka uu ka digay awoodda Kooriyada Waqooyi ee gantaalladeeda, ayuu Senetka Mareykanka waxa uu meel mariyay cuna qabatayn...

TELESOM Iyo Shirkadda Isgaadhsiinta Itoobiya Oo 2016-ka Berbera Keenaya Internet-ka Badda Hoostiisa Mara

Hargeysa (SLpost)- Warbixin dheer oo qaybta dhaqaalaha ee shabakadda CNN ee Maraykanku dhowaan sii deysay ayaa sheegaysa in la daahfuray nidaam Internet ka badda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img