HomeSUNTA QABYAALADA IYO SAAMAYNTA AY KULEEDAHAY SIYAASADA SOMALILAND

SUNTA QABYAALADA IYO SAAMAYNTA AY KULEEDAHAY SIYAASADA SOMALILAND

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qabayaaladu waa shay fooxun oo ay shareecada islaamku meel adag isaka taagtay kunatilmaantay bakhti uraya oo aan loo dhawaan karint qofka adeegsadaana uu yahay nin bakhti fuuray oo soo kankamaya faraha kula jira, qabyaaladu markaysawirkaa leedahay waa marka si shakhsiya loo adeegsanayo bal kawran akhriste marka si heer qaran ah loo adeegsado ee awoodii umada ka dhaxasay ama hantidii umudu wada lahayd loo isticmaalo haba qabyaaladaysan , jawaabta su,aasha waxaan odhan lahaa somaaligii soo gaadhay xiligii gumaystaha kulaylkii uu mariyayay soomalidana makhraati ka ahaa markii la hantay gobanimadii iyodawlad nimadii somaalida ee calan soomliyeed laga taagay caradiisii rayn rayntaa iyo farxadaa dawladnimadaa soomali udhalatay halka ay qabyaaladu

marisay iyo dalawgaa dheer ee ay ka tuurtay ayaa ku haboon in uu inooga waramo qabyalaada iyo sida ay u curdin dhadhiso qaranimda, waa marag madoon in qaranjabkii Somalia soo gaadhay aykow ka ahayd qabyaalad iyo siyaasad isku marmay.

Hadaynu Somaliland usoo noqo waxa la odhankaraa waxa ladhkaa soo kiciyay furashada azxaabta siyaasiga ah iyo siyaasi raba kursi aanu xaqlahayn xilkiisana qaadi Karin in uu ku gaadho bulshada oo uu hayb hayb ukala qaado sumado iyo calaamadana kula dhigo inaga mooyee cid aan halkaa gadhini ma jirto , waa laynaga hortaagan yaahay xilkaa rer hebel iyo rer hebel waa kan iyo keer durbaankaa qabyaaldawaxa ku adeegta siyaasi ducufa oo aan isku kalsoonayn dhangaagala iyo maatidana ku sira isku haybaynu nahay hebel wanaagsan oo bulshada wax tari lahaana eed iyo xajiin uga dhiga inaga maaaha , tan iyo dhawr iyo sagaashankii waxa siyaasitiinta noocaas ahi u gaysteen soomaliland xaajiimo iyo dhibaatooyin ay hadhida riiqdeedu waqti dheer ku qaadan doonto soomaliland, kumanan kun ayaa ku leeday dab uu shiday siyasi damac doon ah waliba ku darsoo hadii uu dhamaciisa iyo tiisaba loo raaco maaha qof hanan kara hawsha loo diro ee waa ha coo aad moodo in ay hagardaamada hooyo wada dhashay ..

Akhriste sawir noocee ah ayaa kaaga baxay kacdoonkii kulmiye lagu doortay ee biya dhiciisu noqday cawilnaqa cid gaar iyo sad bursiimada haybo gaara halka muwaadiniin badana abaal gud looga dhigay gabood fal iyo boob hantidoodii hibo loo siiyo qurbe jog qaadhaanka gaaladu siisiso amah ku soo siinjiray xisbiga kulmiye, bal dhawr qayladii kulmiye ee shalay hindiyo laynka iyo xarashkii udub u gaysan jirtay hantida umada iyo ta ka sii foosha xun ee uu manta si beelaysan uga wada Hargeisa isagoo cid gaara naas nuujin kusiinaya, bal eeg saaxiibadii shalay ee cali mareexan iyo waabeeye oo shalay udub meel uga soo wada jeeday manta fiintu dhex miranayso, bal eeg gaboose iyo cirro oo aan ogayn siday iskaga naqdin jireen saxaafada iyo saaxiibtinimadooda manta waxa kalafogaansha iyo dhawaanshahooda keenayaa kaliya waa hay bee maaha mabda, hadaynu hoos usii dhex galno inaga lafteena ayaan mahadinaynin ee guud markaa iyo sawirkaa guud aan ku dhaafno qaylada manta iyo qabyaalada beri in ay tahay labo wada socda waayo cida wax dooranaysa ayaa iga laftoodu hayb ku doorta oo aan qiimo uyeelaynin shakhsigii wanaagsaa , kulaylka cida uu saamayn kuyeelanayaanawaa iyaga nasiib daro se way ka indo la yihiin waxa wadanka ka socda kaliya durbaankaa siyasiga xuni tumayo ayay qayladiisa maqlaan, taxliilna waxa u ah heesaha iyo calmada midaba leh ee ay usoo waaridaan kuwaa sumaysani.

Ma odhankarnaa akhriste mishiinka wareejiya siyaasada Somaliland waa qabiilka saamayntiisuna waa sadbursi sixirbarar iyo tashuush ku abuurma yoolka iyo hadafka umada oo ah in ay noqdan qaran madaxbanan oo qayrkood agfadhiista.

Qalinkii: farhan Haji Yusuf (jacfar)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories