Daawo:-Dalka Ingiriiska Soomaali Ku Hormudaharaaday Safaarada Kiiniya Kuna Dhaleeceeyay Shacbiga Ay Ku Duqaynayaan Deegaanada Somaliya
UK(SLpost)-Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Ingiriiska qaarkood ayaa mudaharaad ka hordhigay safaarada dalkaas ay ku leedahay dawlada Kiiniya, waxaany ku dhaleeceeyeen shacabiga...
Daawo:-Wafti Rasmi Ah Oo Ka Socda Jaamacada Carabta Ayaa Soo Gaadhay Somaliland iyo Waxyaabaha Ay Ka Hadleen
Hargeysa(SLpost)-Wafti rasmi ah oo ka socda jaamacada carabta ayaa soo gaadhay Jamhuuriyada Somaliland iyaga oo daboolka ka qaaday inay indha indhaynayaan xaalada dalka iyo...
Daawo:-Guddoomiyaha Jaamacada Camuud Dr.Saleebaan Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Dalka Ka Qabsoomaya Shacbiga Awdalna Ugu Baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan
Boorama(Slpost)-Guddoomiyaha jaamacada Camuud ayaa ka hadlay qaabka doorasho ee dalka haatan ka hana qaaday oo uu ku tilmaamay mid aynu kaga sarayno dalal badan...
Daawo:-Muuse Biixi Oo Si Heer Sare Ah U Amaanay Jaamacada Camuud iyo Gobalka Awdalba
Boorama(SLpost)-Guddoomiyaha iyo musharaxa xisbiga talada dalka haya ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn u amaanay jaamacada Camuud, isaga oo ku tilmaamay ardayda...
Daawo:-Marwada Madaxweynaha Aamina Waris iyo Haayada UNFPA Ayaa Kulan Ka Yeeshay Yaranta Dhimashada Hooyada Uurka Leh
Hargeysa(SLpost)-Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa manta oo bishutahay 11-ka February, 2016, shir kula yeelatay xafiiska Wakiil-sharafeedka CARMMA ee...
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Culimada iyo Ganacsatada Dalka Si Dadka Abaaruhu Saameeyeen Loo Taakuleeyo
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la qaatay culimada iyo ganacsatada dalka si ay gacan uga gaystaan abaaraha dalka haysta, waxaanay xukuumadu ugu baaqday...
Naato Oo Ciidamo Geynaaya Bada Turkiga Si Ay Uga Ilaaliyaan Tahriibayaasha Halkaas Ka Soo Talaabaya
EU(SLpost)-Nato ayaa diyaar u ah inay ilaaliso badda Aegean si loo joojiyo kooxaha sharci darada dadka doonyaha ugu soo qaada Turkiga ee keenaya Gariiga,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

