Dawladda Turkiga Oo Hargeysa U Soo Dirtay Wefti Culus Oo Shalay Soo Gaadhay Iyo Dawladda Somaliya Oo Turkiga U Dirtay Wasiirkooda Khaarajiga
Hargeysa(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa magaalada Hargeysa u soo dirtay wefti culus oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda Baarlamaanka wadanka Turkiga. Weftigan oo shalay dalka yimid,...
Madaxweyne Ku Xigeenka Kiiniya Oo Ka Guulaystay Maxkamada Danbiyada Ee Caalamiga Ah
Hargeysa(SLpost)-Xaakimada Maxkamadda Racfaaka ee Maxkamadda Danbiyda ee Caalimiga ah ayaa buriyay go'aan ay tahay in lagu qaato qoraalo marqaatiyaal hore ay sameeyeen oo la...
Cadarrada Lagu Tirtiro Urta Dhididku Waxa Ay Jidhka Ka Dilaan Awoodda Iska Difaacidda Cudurrada
Washington (Slpost)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in isticmaalka cadarrada iyo xaydha lagula dagaalamo urta dhididka iyo dhididka qudhiisuba waxa ay dilaan Jeermi ku nool...
Daawo Heesta Guurkeena ku dhawaaq Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Cirro
Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo heesta sida diiran ay ugu luuqaynayaan fanaaninta Yurub Geenyo iyo Maxamed Cirro. https://youtu.be/s3n0MQKFDvE
Agaasimaha Hay’adda Sirodonka Mareykanka ee CIA-da Ayaa Sheegay in Daacish Ay Hubkiimiko Ah Haysato
Us(SLpost)-Agaasimaha hay’adda sirodonka Mareykanka ee CIA-da ayaa sheegay in dagaalyahanada kooxda Daacish ee Syria ay isticmaaleen hub kiimikaal ah. John Brennan ayaa sheegay inay jiraan...
Buhoodle: Ruqe Ninkii Lahaa Dabada Hayo. Maxamed Saleban Ali
Iyadoo aynu la soconay beryahan danbe xaalada magaalada buuhoodle oo ay ka jirtay xaalad uu abuuray siyaasi ka rajo dhigay mustaqbalkiisa isla markaana usoo...
JIDKEE AYAAD HAYSAA BAL IS XISAABI ADIGU!
Caalamkan aynu ku nool nahay waa mid Allah(swt) ugu tala galay in uu ku kala saaro adoomihiisa,oo lagu kala hufayo ama shaandhada lagu kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

