Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Dadweynaha Reer Gabiley Yaa U Maqan Ansixinta Gobolnimada Gabiley

Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu Danbeeyo Madaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud Siilanyo Waxa markii uuu...

Daawo”Waxaan Cali Khaliif Xasuusinayaa In ubadka ku ciyaaraya guriga uu ka deganyahay Buuhoodle ay sida caruurtiisa Maraykan jooga u baahan yihiin waxbarasho” Cukuse

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta xukuumada Somaliland ayaa luuqad adag kula hadlay dagaal ooge Cali Khaliif, waxaanu xasuusiyay sida uu caruurtiisa Maraykan joogta ay ugu baahan yihiin...

Daawo:-Cali Xoor Xoor Oo Ku Tilmaamay Dekeda La Sheegay In Berbera Laga Agbineeyay Waxaan Caqliga Galayn

Berbera(SLpost)-Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa ka hadlay deked la sheegay in laga dhisaayo deegaanka Ceelgarde oo ah duleedka Barbera, waxaanu sida oo kale ka hadlay...

Daawo:-Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Hadashay Iibinta Xerada Ciidanka Ee Birjeex Oo Mucaaradku Ku Eedeeyay

Hargeysa(Slpost)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta ayaa ku dhawaaqday in aan la iibinayanayn xerada ciidanka ee Birjeex,waxaanay ka hadashay mucaaradka oo ku soo celceliyay arintaas...

Daawo:-Hogaanka Katoliga Iyo Ortodoxka Ee Diinta Kiristaanka Oo Kulmay Kunsano Kadib Markii Ay Kala Go’een

Hogaamiyayaasha Katoliga Iyo Ortodoxka ayaa kulmay ku dhawaad kun sano markii ay kala go'een, labadan masuul oo haysta isla diinta kiristaanka ayaa xafilitan weyni...

Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Madaxdhaqameedka Gobalka Awdal iyo Nuxurka Wadahadalkooda

Boorama (SLpost):- Kulamo ballaadhan oo dhexmaray inta badan madaxdhaqameedka iyo odayaasha Gobolka Awdal iyo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi...

Daawo:-Maamulka Gobalka Saaxil iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Deegaanada Bariga Saaxil Oo Deked Laga Dhisaayay La Saraaseeyay

Saaxil(Slpost)-Muumaulka gobalka Saaxil oo uu waheliyo maareeyaha dekeda Berbera oo ka hadlauy weerar rasaas ah oo lagu qaaday deked laga dhisaaya Ceelgarde oo u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img