Iyadooaynu lasoconayberyahandanbexaaladamagaaladabuuhoodleoo ay kajirtayxaaladuuabuuraysiyaasi karajodhigaymustaqbalkiisaislamarkaanausoobiyaystayinuubaabi,iyonoloshadadkiisaoomarkahoreba ka dibdhacayhorumarkanoloshasababobadanawgood.
SidaaynuwadaogsoonahaywasiirkacaafimaadkasomalilandSaleebaanCiise Axmedoomaalmihii udanbeeyaysafarshaqokujoogaymagaaladaBuuhoodleisagoosiwaafi ahookuqotontanabadiyowanaagulatacaalayayxaaladauu kaabuuraysiyaasiganCaliKhaliifkaasookutalogalayinuu dabkufuromaatidaiyoshacabkareerbuuhoodle.
WasiirXaglotoosiyeoolootiriyoinuuyahayshaqsigiiuguhorreeyayeeguulsiyaasadeed kakeenaBuuhoodleoo inbadankudadaalayinuusinabada CaliKhaliifugasaaroBuuhoodleayaawaxaadadaaladiisa lasheegayaainaycaqabadokuyihiinmasuuliyiinsarsareoo katirsanxukuumaddasomalilandkuwaasoodiiddan inbuuhoodlelooheloxalwaaraislamarkaanashacabkabuuhoodleisudiwaangaliyaandoorashooyinkadalkaoocodkoodumuuqdo,sababahadahsoonee aymasuuliyiintanisidan uyeelayaanayaa ahiyagoodoonayainay isxambaarkuyimaadaanmaadaamaaanayhaysankalsoonidabulshadaBuuhoodleiyodeegaanada aykasoojeedaan.
Arrintalayaabkanoqotayeeugudanbaysayislamarkaanabulshada Somalilandaadkaulayaabtayilaaimikana la iswaydiinayosababtaxukuumadduugaaamustayayaa ahmarkii laarkaybadhasaabkagobolkaBuuhoodlexukuumaddasomaliland umagacawdayoomagaciisa layidhaahdoCismaanCiiseoointauutagayBuuhoodlelagusoodhaweeyaygurigauudegenyahayninkadagaaloogaha aheekumamaydhiigamaatidaee CaliKhaliifislamarakaanawalibauusitoos ahshirjaraa,iduguqabtayislaguriga CaliKhaliifmasuulkanookuweerarayshirkiisajaraa,idwasiirkakasbadaykalsoonidaumaddabuuhoodleiyodeegaanaddauukasoojeeddoiyowalibakalsoonidashacbiwaynahaSomaliland,isagoobadhasaabkuwasiirkaeedaymoaanugayinusoojeediyaykunawargaliyayinuu kabaxobuuhoodle.
Sikastaba haahaateedadaaladauuwasiirkacaafimaadka Somaliland kawadogobolkanayaalafilayaainaysirasmiya umidhodhalaaniyadoo laeegayo inguulihiihoreeewasiirXaglotoosiyekasoohooyaygoboladdaneeahaanabadaynta,horumarintaiyowalaalayntashucuubtadeegaanadaasisi la mid ahlooarkobuuhoodleoonabdoonislamarkaana kaqaybgalayamashaariicdahorumarintaiyokor uqaadkaadeegyadabulshadaeenoloshalagamamaarmaanka u ah.
Sidoo kalewaxaa ubaahan in laogaadoislamarkaanagacan lasiiyo cidkastaoosidaacad ahugahadlaysaqaddiyadabuuhoodleislamarkaanajecelhorumarkadadkaiyodeegaanadabuuhoodle,sidookalena aydawladasomalilandtalaabo kaqaaddo cidkastaoocaqabadku ahdadaaladalaguhorumarinayonabadwaartanalagagadhalinayobuuhoodle.
MaxamedSaleban Ali
Buuhoodle,Somaliland

