HomeDawladda Turkiga Oo Hargeysa U Soo Dirtay Wefti Culus Oo Shalay Soo...

Dawladda Turkiga Oo Hargeysa U Soo Dirtay Wefti Culus Oo Shalay Soo Gaadhay Iyo Dawladda Somaliya Oo Turkiga U Dirtay Wasiirkooda Khaarajiga

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa magaalada Hargeysa u soo dirtay wefti culus oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda Baarlamaanka wadanka Turkiga.

Weftigan oo shalay dalka yimid, ayaan wax hadal ah siinin saxaafadda, laakiin wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay in weftigani ka koobanyihiin guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda Baarlamaanka Turkiga iyo safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya, “Waftigani waxa ay ka kooban yihiin laba qof oo kala ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Barlamanka, midina waa Safiirka u fadhiya Muqdisho, kolka waxa aan filayaa inay nagala hadli doonaan arimo la xidhiidha horumarka iyo wada hadalka, wali ismaanu hor fadhiisan lakiin socodkoodu waxa uu la xidhiidhka labada dal iyo wada hadalka.” ayuu Wasiir Sacad si kooban u yidhi.

Weftigan ayaa Somaliland soo gaadhay ka dib qaraxii loo gaystay diyaaradda Daallo ee walaxda Qaraxda lagaga raray madaarka Muqdisho, taas oo la aaminsanyahay inuu ahaa qarax lagu waday diyaaradda Turkiga oo ka baaqatay duulimaadkaas, iyadoo qofka qaraxa loo tuhunsanyahay uu ku qornaa diyaaradda Turkiga inuu raaco.

Geesta kale, dawladda Somaliya ayaa qaraxaas, ka dib wadanka Turkiga u dirtay wasiirka arrimaha dibadda Somaliya Cabdisalaan Hadliye, waxaana la saadaalinayaa in qaraxaas ka dib ay wax iska bedelaan xidhiidhka Turkiga iyo dawladda Somaliya.

Xigasho Geeska

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories