Boorama(Slpost)-Maayarka boorama iyo qaar ka mid aha xildhiaabada golaha deegaanka ayaa ku tilmaamay diiwaangalinta mid aan lagu qanci kari, waxaanu dhaliilay qaabka shaqo oo uu sheegay inuu yahay mid shacbiguna uu ka cabanaayo.