Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka cusub ee uu madaweyn Axmed Siilanayo magacawday ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay isaga oo si diiran u soo dhaweeyay xilkaas, masuulkan ayaa hore uga soo shaqeeyay warbaahinta haatanse ahaa qareen.