HomeAstaamaha dib-u-dhaca lagu garto

Astaamaha dib-u-dhaca lagu garto

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Qof jecel in lagu ammaano oo lagu maamuuso waxaanu mutaysan,Masuul aan u shaqaynin bulshadiisa laakiin u shaqeeya Madaxweynaha,masuuliyiin shaqadooda ugu badani ay tahay ka-qeyb-gal xaflad iyo ballan-qaadaanu awood ulahay fulinteeda,qof aan ganacsi lahayn, hanti buuranna lahayn, laakiin ku raajira xilka uu umadda uhayo.

xisbiyo hadal-jecel oo hawl-neceb

Siyaasiyiinta Axsaabta oo sawir ku tartamaysaShirarkii Jaraa’id oo la qalad-fahmay, qofkii Kamarad laga duubaaba uu odhanayo(SHIRKAN JARAA’ID BAAN QABANAYAA).

Laba qof oo is-calmaday go’aanna ku gaadhay inay nolosha ku midoobaan oomeherka ka hor sawirro dhaqanka iyo diinta ba aan ku bannaanayn la wadaagabulshada (COMING SOON)Masuul xilka laga qaaday, ama isagu is-casilay oo aan cidina kala xisaabtaminmasuuliyaddiisii uu umadda u hayay.

Abaal-marino la siiyo dad aan la qiimeyn, cidda qiimeysa lafteedana aan laqiimeyn.masuul lagu kari la’yahay xafiiskaaga fadhiiso oo hudheelada aan koob shaah ahlaga cabbi karin.

Dhallinyaro samaystay ururro Qabyaaladda lagaga hor-tagayo laakiin aan iyaguiskaga bilaabin, markay xaalad reerkooda taabanaysaa ay timaado iska ilooba.dawlad waajibisa waxaanay fulin karayn

Qof waxa uu bulshada u soo bandhigo iyo waxa uu aaminsan-yahay kalagedisantahay.dal bilaa curin ah oo hawl-kasta iyo dhaq-dhaqaaq kasta oo yimaadaa ay keenaanururada caalamiga ah.

warbaahin qaar kolba cidday lacag ku arkaan, dhaliilihiisa soo raadiya si ay ugahelaan waxoogaa lacag ah.baraha bulshadu ku kulanto oo intay gabadhi soo dhigto sawir aanay asturnayn,

lagu dhiiri-geliyo inay halkaa ka sii waddo iyadoo loo isticmaalayo MAANSHA’ALAHILAAHAY HA KUU SIYAADIYO QURUXDA, xataa haddaanay qurux-badnaynQof dibadda ka imanaya oo lacagta lagu soo dhawaynayo soo dirsanaya (Hoo-yooi-soo dhawee)

dawlad samaysa dareenno laab-la-kac ah,dal aan sharciga loo sinnayn

– kalmadda MARKII UGU HOREYSAY oo ah hal-ku-dhegga Dawladda Kulmiye.

– kalmadda DAWLADDA UU GADH-WADEENKA KA YAHAY MUDANE SIILAANYOoo ah hal-ku-dhegga furashada qudbadaha ee masuuliyiinka Dawladda dawlad ICTIRAAFka ka doonta meel aanu oolin dawlad safiiradeedu ay u shaqeeyaan xisbiga talada haya oo kaliya, laakiin aan ushaqaynin xisbiyada mucaaridkadal aan runta la isku sheegaynsafiir Soomaalilaan u magacawday mid ka mid ah dalalka caalamka oo xafiiskiisuyahay Hargeysa, walina aan tagin dalkii loo magacaabay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories