Haddii Aad Rabto Isbeddel
Isbeddel la maqalyaa, dhallinyar la sheeg bay u badantahay, ma se aha rogaalka taas; dhallinyar la aragyaa isbeddel la sheeg, inta badan. Bulsho ahaan...
Daawo:-George W Bush Madaxweynii Hore Ee Maraykan Oo U Ololaynaya Walaalkii
Us(SLPost)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George W Bush iyo walaalkiisa Musharaxa ka ah xisbiga Jamhuuriga ee Madaxtinimada dalka Maraykanka ayaa si diiran loogu soo...
Taliyihii Waaxda Socdaalka Oo La Bedelay Iyo Mid Cusub Oo Loo Magacaabay
Hargeysa(SLPost)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa taliye cusub u magacaabay waaxda socdaalka Somaliland, isagoo taliyihii horena u bedelay wasaaradda arrimaha gudaha. Warar xogogaala...
Daawo:-Jamalka Oo La Fatahaaya Qaxoonti Iyo Qaybo ka Mid Ah Oo La Dajiyay Madaar Dalkaas Ku Yaalay
Hargeysa(SLpost)-Dalka Jarmalka ayay gaadheen qaxoonti aad u tiro badan waxaana haatan dalkaas uu la'yahay goobo uu si caadi ah u dajiyo qxoontiga, waxaana haatan...
Cabdullaahi Borleh Oo La Aaminsanyahay Inuu Yahay Ruuxii Isku Qarxiyay Dayuurada Oo Noqday Macalin Caan Ah
Muqdisho(SLpost)-Cabdullaahi Borleh waxaa uu ahaa macallin aad looga yaqaan woqooyiga Soomaaliya. Wakaaladda wararka Ap waxay sheegtay in lagu yiqiin inuu yahay nin diineed laakiin...
Qarax Gilgilay Turkiga Oo Ay Ku Nafwaayeen 28 Qof Halka Lixdameeye Kale Cisbitaalada Loola Yaacay
Turky(Slpost)-Qarax wayn ayaa magaalo madaxda Turkiga ee Ankara ku dilay labaatan iyo siddeed qof, lixdan kalena way ku dhaawacmeen sida uu sheegay gudoomiyaha magaalada...
Daawo:-Haween Is Abaabulay Gobalka Awdal Oo Kormeeray Qaabka Ay Diiwaangalintu U Socoto
Borama(SLpost)-Haweenka gobalka Awdal oo warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay deegaanada gobalka Awdal oo ay isku kala qaybiyeen, isla markaasna ay soo https://youtu.be/HvobD-iZ7a8
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

