Daawo;-Gudida Abaaraha Oo Deeqdii u Horaysay Ganacsato iyo Shaqsiyaad Ka Gudoomay Cod Dheerna Baaq Ugu Diray Shacabiga Dalka
Hargeysa(Slpost)gudida abaaraha dhawaan loo saaray ayaa deeq ka gudoontay dad isugu jiray shaqsiyaad iyo shirkado ganacsi, waxaanay cod dheer shacabigu ugu soo jeediyeen inay...
Daawo:-Dawlada Hoose Ee Gabiilay Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Dadka Abaaru Saameeyeen Ee Deegaankaas
Gabilay(Slpost)-Dawlada hoose ee Gabiilay ayaa gaadhsiisay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee deegaankaas, waxaana lagu soo warmaya in 500 qoys wax loo qaybiyay. https://youtu.be/2CU1CZQBdBk
ARADNAANTA ADEEGYADA CAAFIMAD EE GOBOLADA DALKA
Sida la ogyahay Caafimadku wuxuu ka mid yahay baahiyaha aasaasiga kuwooda ugu muhiimsan, dawlad/maamul kastana wuxu ku faana siduu wax uga qabatay iyo heerka...
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Faransiiska U Fadhiya Kiniya iyo Shirkada Danaynaysa Maalgashiga Dekeda Berbera iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada...
Hargeysa(SLost)-Safiirka u fadhiya Kiniya faransiiska ayaa uu madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay xafiiskiisa isaga oo ay waheliso shirkada danaynaysa maalgashiga dekeda Berbera ee Bolor. https://youtu.be/BAYzSOGYUs0
SHEEKO KALE: DHAQAAQ MA LEH
Boqortooyinkii hore ee Shiinha waxay lahaayeen dhaqan maamul oo xiiso leh. Boqorku halka uu wax ka maauli lahaa, waa la maamuli jiray. Qorshe ma dhigi...
GORFAYNTA TOOLMOON
Haddii aan qoraal iyo gefaf badan dhaliili lahaa Ilaahay ayaan i dirin, Haddii aan qaladkaaga sheegi lahaa kaygii ayaan la liitaa sxb, Haddii aan...
Doorasho Saaka Looga Dareeray Dalka Uganda
Uganda(SLpost)-Dadka Uganda ayaa waxa ay saaka u dareerayaan goobaha codbixinta ee doorashada guud, si ay u doortaan madaxweynaha shanta sano ee soo socota uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

