Daawo:-Ciidanka Nabadsugida Somaliya Oo Qabqabtay Dad Tiro Badan oo ay Sheegeen Inay Gacansaar La Leeyihiin Al-shabaab
Muqdisho(SLPost)-Ciidmada Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabtay 300 oo qof kuwaas oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yiin Al-shabaab ama ay gacan saar la...
Ingiriiska Oo Filanaya Inay Heshiis La Galaan Yurub Inteeda Kale
Us(Slpost)-Ra'iisal wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa isku diyaarinaya shir muhiim ah oo ka dhacaya Brussels, isagoo rajaynaya inuu heshiis la galo hogaamiyayaasha labaatan iyo...
Xukuumada,Golayaasha,Shaqaalaha Dawlada Iyo Ciidamada Oo Dhamaantood Mushaharkooda La Go’aamiyay In Wax Laga Jaro Si Dadka Abaaruhu Saameeyeen Gargaar Loogu Fidiyo
Hargeysa(SLpost)-Fadhigii 191aad ee Golaha Wasiirada Somaliland oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta oo khamiisa sidii caadada ahayd ku...
Daawo:-Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Hub,Gaadiid,Qalabkii Diiwaangalinta Ee La Dhacay iyo Dablaydii Dhacday Oo Salaadiin Ay Ku Jirto
Hargeysa(Slpost)-Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay hub,gaadiid,agabkii laga dhacay goobta diiwaangalinta iyo waliba salaadiin iyo dablay ku eedaysan hawlgalkaas, waxaana gacanta lagu soo...
Pope Francis Oo Dhaleecayn U Jeediyay Musharaxa Colaada Muslimka iyo Miksikaanka Tusa Ee Donald Trump
Us(Slpost)-Pope Francis ayaa si daran u dhaleeceeyay musharaxa rajada ka qaba madaxtinimada dalka Maraykanka, Donald Trump. Wuxuu hadalkan jeediyay isagoo saara diyaarad dib ugu...
Daawo:-Guddoomiyaha Goobtii Shalay Dablaydu Qabsatay oo Warbaahinta Uga Warmay Sida Wax u Dhaceeen
Awdal(Slpost)-Gudoomiyaha goobtii shalay dablaydu qabsatay Saleebaan Xasan Cali ayaa warbaahinta uga warmay sida ay wax u dhaceen iyo dablayda hubaysani qaabka ay hawlgalka ugu...
“Meelkasta oo aanu tagno waxaan ku soo aragnay in shacabigu ay isbadal doonayeen, waxay ila tahay cida la badalayaa waa Kulmiye,cida waxbadalaysaana…” Cirro Oo...
Boorama(Slpost)-Gudoomiye Cirro ayaa daboolka ka qaaday in shacbiga uu soo maray ee Awdal ay u ooman yihiin isbadal, isla markaasna ay diyaar u yihiin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

