Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Maydh Oo Madaxweynaha Ka Codsaday In Go’doonka Laga Saaro Loona Hirgaliyo Dekadii Kaluumaysiga iyo Wado

Maydh(SLpost)-Odayaasha iyo waxgaradka tuulada Maydh ayaa madaxweynaha ka codsaday in loo soo gurmado oo laga saaro go'doonka iyada oo loo samaynaayo dekedii kaluumaysiga oo...

Daawo:-Beer Uu ku Beeran Yahay Saytuun Aad U Badan Oo Muuqaal Qurxoon Laga Duubay

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo laga duubay beer saytuun aad u badan ka baxay taas oo ka qaybgalaysa wax soo...

Kiiniya ayaa Daboolka Ka Qaaday Inay Duqayn Ku Dileen Taliyihii Sirdoonka Al-shabaab

Hargeysa(Slpost)-Kenya ayaa sheegtay inay ku dishay madaxii sirodonka Al-Shabaab iyo toban qof oo kale weerar 8-dii bishan February ka dhacay Koonfurta Soomaaliya. Korneyl David Obonyo,...

Qiso Xiise Badan Oo Dhex Martay Madaxweyne Jacfar Numayri Iyo Nin Ka Mid Ahaa Shaqaalaha Dawladda 

Khartuum (SLpost)- Jacfar Numayri oo hore madaxweyne uga soo noqday dalka Suudaan waxa uu ka mid yahay madaxweynayaasha dunida soo maray ee leh qisaska...

Daawo:- Qoys Haysta 15 Caruura Oo Sadex Iyo Labo Mataano Ah Uwada Dhashay

Hargyesa(SLpost)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin xiiso badan oo laga diyaariyay qoys uu dhalay aabo aan da'ahaan weynayan oo caruurtiisu ay tahay 15 u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img