Daawo”Cabdiraxmaan Waxa Uu Ka Soo Jeeda Beeshii Dhab Libaax Ee Sideeda Sano Daahir Rayaale Ku Jiifay Maanta Waxa Uu Xaq Uu Leeyahay In Dhabta...
Booram(Slpost)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay jeegaanta siyaasadeed ee ka dhaxaysa Samaroon iyo beesha Cabdiraxmaan Cirro. https://youtu.be/IwjOLP0i4wY
Daawo:-Sheekh Aadan-siiro Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Dhulka Danta Guud Ee Ay Iibinayso
Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray ayaa xukuumada ku dhaliilay dhulka danta guud ee ay u iibinayso sida aan haboonayan https://youtu.be/o-8tAOgj5wE
“Hadii loo baqo in dadka islaamka qaarkood gaajo iyo haraad u dhintaan, sidii biilka reerkaagu waajibka kuugu yahay, ayaa waxsiinta dadkaasi waajib kuugu noqonayaa..”...
Hargeysa(Slpost)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in taageerida dadka muslimiintu tahay waajib saaran qof walba oo islaam ah hadii looga baqo inay gaajo...
Madaxwayne Suxufiyiinta Xamar tagey, waa Dambiilayaal Qaran.
Waxay Aheyd 11-12January 2016ka markii laba suxufi oo ka mida warbaahinta Somaliland ay ka qaybgaleen Shir dawlada federaalka Somaliya ku mijo xaabinayso warbaahinta Soomaaliyeed...
Daawo:-Faarax Macalin Oo Waraysi Kaga Hadlay Qaabka Ay Somaliya U Galeen Ciidamada Kiiniya
Kiiniya(SLpost)-Faarax Macalin oo wakhti dheer ahaa mid ka tirsan baarlamaanka Kiiniya lagana soo doorto gobalka Soomaalida ayaa ka hadlay qaabka ay Somaliya ku galeen...
Daawo:-Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka garabka isbahaysiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa daboolka ka qaaday in ay kulan la qaateen Faysal Cali Waraabe, kaas oo ay ku tilmaameen...
Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro Oo Haweenka Taageera Xisbiga Waddani Ee Gobalka Awdal Kulan U Qabtay iyo Hadalada uu U Jeediyay
Borama(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan balaadhan u qabtay haweenka gobalka Awdal ka taageera xisbigaas, waxaanu halkaas uga jeediyay khudbad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

