Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Shir Lagaga Hadlaayo Arimaha Somaliya Oo Ka Furmay Dalka Turkiga

Hargeysa(SLpost)-Shir loogu talo galay in lagu falanqeeyo waxyaabaha u qabsoomay SOmaliya iyo waxyaabaha horyaala oo doorashooyinka iyo amnigu ugu horeeyo oo ka furmay dalka...

Daawo:-War Muhiim ah Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Oo ku Dhawaaqay In Mucaaradka Wararkiisa Lagasiidaynayo Warbaahinta Dawlada

Hargeysa(SLpost)-Inkasta oo ay Somaliland ka kid tahay dalalka nidaamka dimuqraadiyadu ka hirgalay hadana xukuumadiii kala danbeeyay waxay meesha ka saareen in warbaahinta qaranku ay...

ICTIRAAFKU MAANTUU AGTEENA YAALLAA EE MA KA BADHEEDHNAA?

Inkasta oo la moodayey inuu dagaalkii qaboobaa ee u dhaxeeyey quwadaha waaweyn ee adduunku inuu dhammaaday 1989kii, ayaa haddana aanay quwadaha ku hirdama hoggaaminta...

SANNAD OLOLE AH, 5 SANDOOD OO CABASHO AH

Wuxu yidhi “waa inaan hebel dooranaa”. Waxan ku idhi “waayo?”. Wuxu yidhi “haddaa ma hebelkaa kale ee aan nafta laheyn ayaan dooranaa?”. Wuxu raaciyey...

YAA KA MASUULA DAYACA XOOLAHA

Waxaynu ogsoonahay kaalinta xooluhu kaga jiraan dhaqaalaha iyo suuqyada ganacsiga dalkeena iyo cashuurta adag ee Dawladu ka hesho. Hadaba Waxa sanadkii xoolaha dalkeena dib loogu...

Daawo Barnaamijka Baadisooc iyo Halqabsiyadii Soomaalida Oo Si Xiiso Leh Uu Inoogu Soo Gudbinaayo Qoraa Maxamed Baashe

UK(SLpost)-Barnaamijkan Baadisooc waxa uu qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Daadihiyaa uu ku sooq aataa halkudhigyada iyo halqabsiyada magaalooyinka Soomaalida iyo walia deegaanada kala...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Uu Magacaabo: Masuuliyiin Guddi Kasta Ku Jira Iyo Falanqaynta Hagardaamada Ay Ku Keentay Hawlaha Qaranka

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lixdii sannadood ee uu talada hayay wuxuu caan ku noqday inuu magacaabo guddiyo uu u diro hawlo kala duwan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img