Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Somaliya Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Bahdilkii Ay Kenya U Gaystay Raysalwasaarahooda

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga niyad jabsan tahay dhacdadii Sabtidii tagtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ku qabsatay wafti ka...

Madaxweynaha Maraykanka Oo Dhigiisa Ruusha Kala Hadlay Xabad Joojinta Ukraine

Us(Slpost)-Madaxweyne Obama ayaa ka codsaday dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, inuu xushmeeyo heshiiskii nabadda ee Minsk ee bariga Ukraine. Aqalka cad ayaa sheegay in intii ay...

Daawo:-Fanaanka Farxaan Xidig Oo Ku Dhawaaqay Inuu Fankii Ka Fadhiistay iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Sheegay

Hargeysa(SLpost)-Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay inuu heesayay sodonkii sano ee ugu danbeeyay ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay fanka Soomaalida, waxaanu ka waramay...

Daawo:-Gu’aamo Laga Soo Saaray Shaaqaadadii Dekeda Ceel-garde ee Duleedka Berbera

Berbera(Slpost)-Go'aan ayaa laga soo saaray shaqaaqadii ka dhacday dhawaan gobalka Saaxil gaar ahaan dekedii macmalka ahayd ee Ceel-garde. https://youtu.be/tSvEVgYX86Y

Daawo”Suldaan Danbe Iyo Caaqil Danbe Lama Caleemo Saari Karo…” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa ku dhawaaqay go'aan uu sheegay inuu ka soo saaray salaadiinta iyo cuqaasha dalka ku soo badanaaya, waxaanu...

Daawo:-Beeralayda Jawhar Oo Ka Cabanaaya Mudhaha Xabxabka Oo Suuqyada Buuxdhaafiyay iyo Sababta Loo Iibsan Waayay

Jawhar(SLpoat)-Beerlaayda magaalada Jawhar ee dalka Somaliya ayaa aad uga cawday iyada oo suuqyada magaaladas uu buux dhaafiyay midhaha Xabxabka, waxaanay xuseen in haayadaha mucaawinda...

Daawo:-Shirkadii Tagaasida Hargyesa Ee Raaxo Oo Gaadiidkeedii Xaraashaysa

Hargeysa(Slpost)-Shirkada tagaasida ugu horaysay Hargyesa ee Raaxo ayaa ku dhawaaqday inay gaadiidkeeda iibinayso isla markaasna dib ay uga fakari doono qaab loo badalo, waxaanay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img