Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo”Waxa jira dad doonaya colaadii iyo mugdigii inay deegaamadan ku soo celiyaan” Xaglatoosiye Oo Kormeeray Deegaanada Buuhoodle

Buuhoodle(Slpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland oo baryahanba ku sugnaa Buuhoodle ayaa booqday tuulooyinka Sooljoogto iyo Maygaagle oo u dhaw Buuhoodle,waxaanu shacabka deegaanadaas kala hadlay sidii meesha...

Obama Oo Sheegay Inuu Xidhaayo Xabsiga Koontinaama Oo Uu Sheegay Inuu Ka Soo Horjeedo Dhaqanka Maraykanka

Us(SLpost)Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuu doonayo inuu xidho xabsiga Guantanamo ee Cuba intuusan xafiiska ka tagin. Isagoo ka hadlaya Telefishinka, ayuu sheegay in xabsiga...

Daawo:-Muruq Maalka Dhagaxa Jabiya Ee Duleedka Hargeysa Oo Mudaharaaday

Hargeysa(SLpost)-Koox ka tirsan muqurmaalka caasimada ayaa mudaharaad xoogan ka muujiyay gudoomiyahoodii oo la xidhay, waxaanay baaq u direen badhasaabka magaalada Jeeniyar. https://youtu.be/uLGWuqJfXoE

Daawo:-Nolasha Sii Adkaanaysa Oo Ku Kaliftay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Boorma Inay Kuuli Noqdaan

Boorama(SLpost)-Inta badan nolsha Somaliland ayaa haatan u muuqata mid sii qaaliyoobaysa, waxa sida oo kale sii yaraanaya awooda aabuhu uu u lahaa soo raadinta...

KALA WAR LA’AA MAAYOR SOLTELCO, WAAYAHA DANYARTA IYO WANQALKA KACDOONO HOR LEH

Dhacdooyinka aduunka ka socda ayaa inoogu filan waxsheeg, dhacdooyinkaa markaa dhugtana waxana fiican inaad ku cibro qaadato, MAXAMED BUU CASIISI waa wiilkii yaraa oo...

Daawo:-Qoyska Askari Lagu Waayay Weerarkii Ceel Cade Oo Aaminsan Inuu Noolyahay

Kiiniya(Slpost)-Askari ka tirsan guutadii ururka Al-shabaab uu ku weeraray Ceelcade ayaa qosykoodu ay ku gacan saydheen ciidmada Kiiniya oo ku dhawaaqay inuu geeriyooday, halka...

Daawo:-Maamulka Jaamacada Hargeysa oo Saylici U Dhagax Dhigay Dhisme Aad U Weyn oo Ay Maalgalinayaan

Hargeysa(SLpost)-Maamulka jaamacada Hargeysa ayaa dhisaaya dhismii ugu weynaa ee lagu kordhiyo jaamacada iyada oo isla jaamacadu ay maalgalin doonoto, waxa u dhagax dhigay madaxweyne...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img