Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

AWOODDA CILMIGA

Taariikhda Aadamaha Cilmigu wuxuu ku suntanaa, halka farraqa u dhaxeeya kala duwanaanshaha bulshooyinku kasoo unkamo. Bulshada meel fiican ka gaadha barashada cilmiga waxay ka...

Daawo:- Fanaanada Adele Oo Ku guulaystay afarta abaal marinood ee ugu sareeya Ingiriiska

London(Slpost):- Fanaanada Adele, ayaa ku guulaysatay afarta abaal marinood ee ugu sareeya, dalka Ingiriiska, waxaanay ku guulaysatay, fanaanada ugu wanaagsan kali heesida, albamka ugu...

Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Kaluumaysiga Geeljire Oo La Waydiiyay Sababta Xilsuge Looga Dhigay

Hargeysa(Slpost)Wasiirkii hore ee kaluumaysiga Cabdilaahi Geeljire ayaa la waydiiyay sababta xilsuge looga dhigay. https://youtu.be/mrzxcTCD1yY

Daawo”Waxaan ka helaa heesta wadnahaa idhag leh” Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Heesaha Uu Jecelyahay

Hargeysa(Slpost)-Hogaamiyaha kooxda falaaqada ah ee Khaatumo Cali Khaliif ayaa ka hadlay heesaha uu jecelyahay uu ay ka mid tahay heesta wadnaaa idhag leh, cali...

Hanaanka Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Ay U Mareen Uganda, Koonfurta Afrika & Rwanda Iyo Casharada Aan Ka Baran Karno

Maamul daadajinta ka jirta wadanka Uganda waxaa dhaliyey labo arimood oo is huwan midi waa doonista kuwii u soo dagaalamay dalka Uganda ee uu...

Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Dhaliilay Safarkii Rayaale Ee Maraykanka Iyo Is Barbardhiga Labadii Wefti Ee Ay USA U Kala Kaxaysteen 2008 &...

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu inta badan u baxaa safaro dibadda ah, waxaana safaradiisa ku weheliya wasiiro ka kooban xukuumadiisa, kuwaas oo mararka qaarkood...

Madaxweynaha Kiiniya Oo Tuug iyo Kuwo Qabyaalada Taageera Ku Tilmaamay Dadkiisa Xili uu Joogay Israa’il

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenya ayaa sheegay in dadka dalkiisa ay “khabiiro ku noqdeen wax xadidda iyo geysashada falal dembiyeedyo kale”. Waxa uu hadalkaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img