HomeMadaxweynaha Kiiniya Oo Tuug iyo Kuwo Qabyaalada Taageera Ku Tilmaamay Dadkiisa Xili...

Madaxweynaha Kiiniya Oo Tuug iyo Kuwo Qabyaalada Taageera Ku Tilmaamay Dadkiisa Xili uu Joogay Israa’il

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenya ayaa sheegay in dadka dalkiisa ay “khabiiro ku noqdeen wax xadidda iyo geysashada falal dembiyeedyo kale”. Waxa uu hadalkaasi ka sheegay intuu booqanayay Israa’iil.

uhuru_kenyatta_512x288_afp_nocredit

Mr Uhuru Kenyatta ayaa intaa ku daray in Kenya “20 jeer ay ka mucjiso badan tahay Israa’iil” laakiin “Dhammaan waxa aan sameyneyo aan sheegasho”, ayuu yiri.

Dadka Kenya sidoo kale waa shacab xad gudub geysta, taageerana qabyaaladda, ayuu yiri Uhuru Kenyatta, xilli uu khudbo u jeedinayay Dadka Kenya eek u nool Israa’iil.

Mr Kenyatta waxaa asiga nafsad ahaantiisa lagu eedeeyay inuu ku guuldareysta wax ka qabashada musuqmaasuqa iyo inuu kicinayo qalalaase qowmiyadeed.

Hadaladiisa waxaa loo arkay inuu yahay isku dey uu dadka Kenya ugu baraarujinaayo inay dhistaan dalkooda, sida dadka Israa’iil, waxaa sidaasi sheegay Wanyama Chebusiri oo ah weriye ka tirsan BBC-da oo ka howlgala Nairobi.

Sikastaba, Dad badan oo Kenya u dhashay waxa ay aaminsan yihiin in hadalka madaxweynaha uu yahay tooxsi oo keli ah, aysanna asiga dhab ka ahayn ladagaalidda Musuqa ama kala qeybsanaanta qowmiyadaha eek a jirta Kenya.

Mr Kenyatta waxaa Maxkamadda dembiyada caalamiga ah ay ku eedeysay inuu kiciyay dagaal qowmiyadeed xilligii doorashadii lagu murmay ee 2007dii, taas oo ay ku dhinteen in kabadan 1,200 oo qof.

Laakiin kiiskaasi waxaa la laalay 2014kii, kaddib markii xafiiska dacwad oogista uu sheegay inaysan u ahayn cadeyn ku filan dacwadda ka dhanka ahayd Mr Kenyatta. Asiga dhankiisa wuu beeniyay eedahaasi loo jeediyay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories