Nin Cadhaysan oo Hub Ku Soo Weeraray Warshad uu Ka Shaqaynaayay Dalka Maraykanka Hubkaas Oo Sababay Dhimasho
Us(SLpost)-Booliska gobolka Kansas ee dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegayaan in qof hubeysan uu rasaas ku furay dad ka shaqeynaayay meel warshad ah. Dhowr qof...
Daawo”Inamo yar yar oo Un-ka u shaqeeyaana buladburuufbay wataan aniguna xaajiyad..” Masuul Sheegay In Gaadiid UN-ku Leeyahay Warancade Qabsaday
Berbera(Slpost)-Wakiil kuwa gaadiidka soo saaro ah ayaa sheegay in wasiirka arimaha gudahu uu lacag iyo gaadiid ka doonayo uu xoog kaga qaado haayada UN-ka...
Daawo:-Dharka iyo Kabaha Huudheedhka Ah Oo Wax Kala Iibsiga Boorama Sare U Qaada Maalinta Khamiista
Boorama(SLpost)-Waxa magaalada Boorama ganacsigeeda sare u qaada maalinta Khamiista bundado dharka huudheedhka ah iyo kabahooda oo suuqyada lagu furo. https://youtu.be/mBZ7FovRGjk
Daawo:-Wafti Ka Socda Dalka Imaaraadka Oo Somaliland U Soo Gaadhay Arimaha Abaaraha
Hargeysa(Slpost)-Wafti ka socda dalka Imaaraadka ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaas oo indha indhaynaaya abaaraha ku dhuftay Somaliland, waxaana soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya...
Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Ka Qaybgalay Aaska Cabdiqaadir Bay Shacabigana Ka Tacsiyeeyay
Hargeysa(Slpost)-Waxa Hargeysa ku dhintay maanta isla markaana lagu aasay isla maanta sidaanu warkiii horeba idiinku soo gudbinay wariye Cabdiqaadir Ciid oo ka tirsanaa warbaahinta...
Daawo”Somaliland Shirarkii hore ee jiri jirayba waa ay ka maqnaayeen” Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Maqnaashaha Somaliland Ee Shirkii Turkiga
Turky(Slpost)-Madaxweynaha SOmaliya xasan sheekh ayaa ka hadlay maqnaasha shirkii turkiga ee Soomaalida ay ka maqnaayeen Somaliland waxaanu dhacdadaas ku tilmaamay mid horeba u dhaci...
Magaca SNM Oo La Masaxo Waxa Laga Dhaxli Doona Midnimada Umadda Somaliland
Dabayaaqadii qarnigii tagay ee 20-aad waxa dalkii la odhan jiray Somalia ka dilaacay dhaqdhaqaaqyo hubaysan oo ay jabhado kala duwani hogaaminayaan oo ujeedadooda guud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

