Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Ujeedooyinka Socdaalkiisa Burco
Burco(SLpost)-Gudoomiye Cirro ayaa dhawaanahanba socdaal ku maraayay gobalka Togdheer hakaas oo ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaasha isla markaasna dhawaan uu olole ku soo maray...
Shan Caruur Ah oo Hargeysa Laga Xaday Ayaa Lagu Qabtay Laasacaanood
Laascaanood (SLpost)-Waxa lagu qabtay xalay Magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood Saddex Caruur ah oo da’a doodana lagu qiyaasay ka ugu weyn inuu yahay...
Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Weerarkii Xeebta Liida Lagu Qaaday
Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen xeebta Liido, oo lagu dilay ugu yaraan 20 qof. Hadal...
Tunuusiya Oo Mudaharaadyo U Eeg Kuwii Xukuumadii Hore Lagu Riday Ay Gilgileen
Tunisiya(SLpost)-Dibadbaxyada shacabka ee dalka Tunisiya ayaa waxa ay ku sii fidayaan dhammaan magaalooyiinka dalkaasi. Xalay, rabshado u dhexeeyay booliska iyo isu soo baxayaasha ayaa waxa...
Suuqyada Yurub Iyo Asia Oo Sare U Kacay
Hargeysa(SLpost)-Saamiyada ee Asia iyo Yurub, ayaa sare u kacay Jimcaha (1/22/2016), ayaga oo raacaya suuqyada Mareykanka, kadib maalmo hoos u dhac ah. Suuqa Tokyo ee...
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Qaabka Xukuumadu Shilinka Somaliland Ee Qiimo Dhacay u Abaartay
"Waqtigii dawladdii Siyaad Barre ayaa alaabooyinka qaar laga madnuucay waddanka. Halkii ay ahayd in ganacsadaha alaabtan waddanka keena aan loo ogolaan inu dekada kala...
SABABTA AANAY WARBAAHINTU U MUDNAYN KALSOONIDA DADKA AY U WARRANTO
Sahamin ay samaysay xarunta Maraykan ee Gallup ayaa muujisay in boqolkiiba 60 dadka Maraykan aanay ku kalsoonayn ama si buuxda u wada rumaysan warbaahinta....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

