Monthly Archives: January, 2016

spot_imgspot_img

Nin Si Khalad Ah 13 Sannadood Ugu Xidhnaa Xabsiga Guantanamo

US(SLpost)-Dawlada Maraykanka ayaa khamiistii sii daysay nin si khalad ah ugu xidhnaa Xabsiga ku yaal Jasiirada CUBA ee Guwantanamo, kadib markii la ogaaday in...

Baraf ka Da’aya Gobollada Bariga Maraykanka

Us(SLpost)-Magaalada Washington DC iyo gobollada bari ee Maraykanka waxaa ka da'aya baraf dabeylo wata oo la sheegay inuu socon doono ilaa 30 saacadood ee...

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Canada

Canada(SLpost)-Booliska dalka Canada waxa ay sheegayaan in afar qof lagu dilay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Saskatchewan ee bartamaha dalkaasi. Warar hordhac ah...

Dadka U Dhinta Sababta Sawir Ay Iska Qaadayeen Oo Batay Iyo Dal Mamnuucay In Meelaha Qaar Lagu Galo

Delhi (SLpost)- Wargeyska caanka ah ee Washington Post ayaa warbixin ay dhowaan baahisay ku sheegtay in tiro-koob ay ilo rasmi ah u adeegsatay ay...

Maxamuud Raage Oo Ku Laabtay Xukuumadii Uu Dhaliilaheeda Ku Adimijiray

Hargysa(SLpost)-Xoghayihii garabka siyaasada Waddani Maxamuud Raage ee dhawaan is casilay ayaa lagu soo dhaweeyay xisbiga Kulmiye, masuulkan ayaa hore u dhaliilo xoogan ugu jeediyay...

Hargeysa:-Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Soo Dhaweeyay U Gurmashada Shilkanka Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Ganacsatada suuqa Waaheen ayaa si diiran u soo dhaweeyay in xukuumadu u gurmatay SHilkan Somaliland isla markaasna sare loo soo qaaday halka hoos loo...

Daawo Sheekh Adan-siiro Oo sheegay In Xukuumadii Riyaale Lagu Gafay

Hargyesa(SLpost)-Sheekh Aadan Siiro Ayaa sheegay in lagu gafay madaxweynse Daahir Rayaale isaga oo dhaliilay xukuumada ahaatan. https://youtu.be/Jn3ZER_7WzA

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img