Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafkii La Sheegay Inuu U Dhaxeeyay Musharax Jamaal
Us(SLpost)-Gudoomkye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aan khilaaf buuran u dhacayn isaga iyo musharaxa xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, waxa uu ku tilmaamay wararkii...
20 Qof Oo Ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Xeebta Liido Ee Muqdisho
Muqisho(SLpost)-Ugu yaraan 20 qof, ayaa ku dhaawacantay, iyadoo tiro aan ilaa hadda la hubinna ay ku dhinteen weerar qaraxyo iyo rasaas isugu jiray, oo...
Baaq lagu doonayo antibiotic cusub
Hargeysa(SLpost)-Shirkadaha ugu waawayn ee sameeya daawooyinka ayaa ku baaqay dowladaha inay helaan hab cusub oo ay ku bixiyaan daraasaad la sameeyo laguna soo saaro...
Madaxweynaha Iiraan Oo Doonaya Isbadalo Siyaasi Ah
IIran(SLpost)-Madaxweynaha Iran, Xasan Rouhani, ayaa sheegay in siyaasiyiinta doonaya isbadalka loo ogolaado inay ka qayb qaataan doorashada baarlamaanka ee bisha danbe. Masuuliyiinta diyaarinaya doorashada ayaa...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ganacsatada Kala Kulmi Doona Isticmaalka Shilinka Somaliland oo Qiimo Dhac Ku Yimi
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa kulan la qaadan doona maalinta sabtida fooda inagu soo haysa guud ahaan ganacsatada dalka, kulankan ayaa lagaga wada hadli...
Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Dad Ay U Xidheen Ku Celcelinta Diiwaangalinta
Burco(SLpost)-Komishanka doorashooyinka oo sameeyay kormeer ayaa ka waramay dad loo xidhxidhay inay isku dayeen in diiwaangalinta ay ku celceliyaan, waxaana ay sheegeen inay ciqaab...
Gudidii Madaxweynuu Uu u Saaray Sixirbararka Oo Sheegay Inay Daawo U Raadinayaan Qiimadhaca Shilinka Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Gudidii madaxweyne Siilaanyo u saaray sixir bararka ayaa daboolka ka qaaday in aan dalka sixir barar ka jirin ee ay qiimo dhacday lacagtii dalku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

