Axmed Siilaanyo iyo Nelson Mandella, Hogaamiyeyaal Wadaagay Taariikh iyo Geesinimo Dunida ku Yar
Hogaamiyaha dalka Jamhuuriyadda Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo hogaamiyahii ladagaalanka midab kala sooca Koonfur Afrika ee Nelson Mandella, ayaa noqday laba hogaamiye oo...
Maraykanka Oo Malaayiin Doolar Dul Dhigay Helida Xogta Hogaanka Al-shabaab
Muqdisho(SLpost) - Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed ugu yaboohday cid kasta oo keenta akhbaar ku saabsan lix ka mid ah hoggaamiyayaasha kooxda mayalka...
Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Maalintiisii Labaad Gallay
Hargeysa(SLpost) -Shirka xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad ka soconaya hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kadib markii shalay la doortay musharaxa madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka...
Siilaanyo: “Weliba Sh. Samaale Aad Iigu Salaan Alla Muxuu Ninkaasi I Amaanay” Xirsi: “Laakiin Madaxweyne Beeshu Ma Muuse Biixi Oo Keliyaa……
Xirsi: Kii Maxamuud Xaashi baa i soo wacaye in yar i suga, hallow, Salaamu calaykum. Maxamuud Xaashii: Xirsi waa walaal waa Maxamuud Xaashiye, odaygii...
SANAAG:Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo
Ceerigaabo(SLpost) - Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxaa ka dhacay mudaharaad rabshado wata oo ay dhigayaan qaar ka mid ah bulshada degaanka Ceerigaabo....
Madaxweynaha oo ka Waramay Waayihii Kulmiye Soo Maray, Kana Hadlay Waxqabadka Xukuumaddiisa iyo Barnaamijkii Xisbiga
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta khudbad ka jeediyay madasha shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa waxa uu ka hadlay...
Wasiirka Maaliyadda oo Raashin iyo Hu’ loogu Talagalay 400 oo Qoys Ku Wareejisay Taliyaha Ciidamada Qaranka JSL
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL Marwo Samsam Cabd Aadan ayaa taliyaha ciidanka qaranka JSL waxa ay ku wareejisay raashin, bustayaal iyo bacaha roobka oo loogu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

