HomeWasiirka Maaliyadda oo Raashin iyo Hu’ loogu Talagalay 400 oo Qoys Ku...

Wasiirka Maaliyadda oo Raashin iyo Hu’ loogu Talagalay 400 oo Qoys Ku Wareejisay Taliyaha Ciidamada Qaranka JSL

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL Marwo Samsam Cabd Aadan ayaa taliyaha ciidanka qaranka JSL waxa ay ku wareejisay raashin, bustayaal iyo bacaha roobka oo loogu talagalay 400 00 qoys oo ka mid ah qoysaska xeebaha dabayluhu ku waxyeeleeyeen. Maadaama oo ay ciidamada qaranku warbixinta ka soo diraan islamarkaana iyagu ay awood  u leeyihiin in ay gaadhsiiyaan qoysaskaa xeebaha ku nool ayey Marwo Samsam  fasishay wareejintan raashinka.

Wasiir Samsam oo halkaa ka hadashay ayaa waxa hadaladeedii ka mid ahaa “Waxaanu maanta halkan u joognaa in aannu ciidamada qaranka oo ku hawlan in ay badbaadiyaan dadka xeebaha, horana warbixinta u soo gudbiyey imika istaanbay u ah in ay badbaadiyaan dadka ay meelaha ku ururiyaan oo naftooda iyo caruurtoodaba u gurmadaan ayaannu halkan waxa aanu ku wareejinaynaa Jananka ciidamada qaranka raashinkii dadkaa la siin lahaa oo aannu talagalnay 400 qoys, oo iskugu jira qoys walba raashin, baco, bustayaal iyo caw”

Taliyaha ciidamada qaranka JSL Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale oo  isagu halkaa ka hadlay ayaa balanqaaday in ay gaadhsiinayaan dadka loogu dhiibay mucaawinadan, Waxaana uu u mahadnaqay xukuumadda Somaliland “Sidaa wasiir Samsam sheegtay ciidamada Qaranka JSL qaybtooda ka shaqaysa qaybaha waqooyi ayaa soo sheegay dhibaatadaas oo soo tabiyey, waxaannu wasiirka ka ballanqaadaynaa in aanu qoysaskaa tabaalaysan raashinka aad noogu dhiibteen” ayuu yidhi Sareeye-gaas Shaqalle.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories