HomeGolaha Ammaanka Oo Ciidamo Nabad Ilaalin ah u Diraya Qalalaasaha Burundi

Golaha Ammaanka Oo Ciidamo Nabad Ilaalin ah u Diraya Qalalaasaha Burundi

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Bujumbura(SLpost) – Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay qaraar lagu cambaaraynayo rabshadaha dalka Burundi ka socda. Sidoo kale qaraarka waxa uu wadada u xaadhayaa suurtogalnimada ah in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro dalkaasi.

 

In ka badan 200 oo qof ayaa la dilay, kumannaan kun oo qof oo kalana waa ay ka qaxeen dalkaasi tan iyo bishii Abriil markaa oo Madaxweyne Pierre Nkurunziza uu go’aansaday inuu u tartamo xilka mar saddexaad, taasi oo khilaaf badan dhalisay.

Danjiraha Britain ee Qaramada Midoobay Mathew Rycroft ayaa sheegay in qaraarkan la gaadhay uu caawinayo dhiirogelinta nabada dalka Burundi.

 

 

Arbacadii Madaxweyne Nkurunziza, ayaa waxa uu iska fogeeyay sheegashada ah in ay suuragal tahay in dalkaasi uu ka dhaco xasuuq, waxa uuna ugu baaqay dadka reer Burundi in ay midoobaan.

 

Dhawaqa rasaas iyo qaraxyo ayaa weli qiyaastii maalinkasta laga maqli karaa magaalada Caasimadda ah ee Bujumbura.

 

Cabsidaasi taagan ayaa waxa ay dad badan ku qasabtay in ay guryahooda ka cararaan.

Midowga Afrika ayaa waydiistay ciidammada heeganka ee Bariga Afrika ee markii loo baahdo la diro, in ay isu diyaariyaan in la geeyo Burundi haddii ay xaaladdu sii xumaato, hasayeeshee go’aanka ciidamo halkaasi loogu dirayo ayaa kama dambeysta waxaa go’aan ka gaari kara Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories