Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Badhasaabka Gabiley oo ka Waramay Fallal Anshax Xumo oo Shallay Ciidamada Itoobiya  Kula Kaceen Madaxda Somaliland

  Hargeysa(SLpost) -Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise “Shiine”, ayaa sharaxay siday shalay galab u dhacday hanaan xumo ay madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo...

Axmad Xasan Cawke (AHUN) Wuu Fara Badnaa. Kee Ayaad Taqaan?

  Sanadihii bilowgii todobaatanaadkii waxa uu la shaqeyn jirey weriyihii weynaa ee Weli Xaaji Cali oo markaa aad can uguu ahaa tebinta ciyaaraha. Cawke markuu...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL oo Soo Bandhiggay Dirayska ay ku Hawlgali Doonaan Bahda Garsoorku

  Hargeysa(SLpost)Guddoomiyaha maxkamadda sare iyo ta dastuuriga ah islamarkaana ah guddoomiyaha gudida cadaaladda Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta kullan uu la yeeshay guddoomiyayaasha maxkamaddaha...

 “Waa in la soo Xidhaa Qofka Bixin Waaya Cashuurta” Maayarka Caasimadda

Hargeysa(SLpost)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamed Caydiid Soltelco ayaa ka waramay qalabkii dhawaan soo gaadhay caasimadda in la rakibbay si loo isticmaalo qalabkaasna ay u...

PARIS: Khasaare ba’an oo ka Dhashay Hawlgallo Ciidamada Faransiisku ku Baadigoobayeen Tuhunsanayaal

Rasaas culus ayaa goor dhawayd ka socotay waqooyiga magaalada Paris, iyadoo wararku sheegayaan in howlgal amni uu halkaasi ka socday. Boolis hubeysan iyo ciidammada Faransiiska...

Musa Bihi Is Voted and what happens next?- Abdirahman Ibrahim

Mr. Musa Bihi is elected by the Somaliland Kulmiye party central committee for the candidate of the president of Somaliland elections to be held...

SOOL: Xanuun Astaamihiisa La Garan Waayey oo Lagu Arkay Deegaanka God-aalo

Laascaanood(SLpost) - Waxgarad jooga deegaanka God-Aalo ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay Xanuunno iyo abaaro ka jira deegaankaas oo 135 KM dhanka bari kaga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img